Day: August 17, 2018
-
Spain
Deg Deg: Ernesto Valverde oo ku dhawaaqay liiska xidigaha uu kala hortagi doono kulanka Deportivo Alaves
(Barcelona) 17 Agoosto 2018. Ernesto Valverde ayaa daaha ka qaaday liiska ciyaartoyda kooxda Barcelona kulanka La Liga ay habeen dambe kula…
Read More » -
Spain
Sergio Busquets oo u rajeeyay Real Madrid inay xaalada ku adkaato la’aanta Cristiano Ronaldo
(Barcelona) 17 Agoosto 2018. Laacibka khadka dhexe kooxda Barcelona Sergio Busquets ayaa muujiyay rabitaankiisa ku aadan sida uu u doonayo inuu…
Read More » -
Italy
SAWIRRO: AC Milan oo soo bandhigtay Saxiixyadeeda Cusub….(Castillejo, Diego Laxalt iyo Bakayoko)
(Milano) 17 Agoosto 2018. AC Milan ayaa gabo gabada suuqa kala iisbiga Serie A hal mar gacanta ku soo wada…
Read More » -
England
SAWIRRO: Tababarkii ugu dambeeyay ee Chelsea iyo Arsenal ka hor kulankooda berito
(London) 17 Agoosto 2018. Chelsea iyo Arsenal ayaa ku jira diyaar garowgoodii ugu dambeeyay ka hor kulankooda berito ee Premier…
Read More » -
Spain
Valverde oo daboolka ka qaaday waxa uu bar-tilmaameedka koowaad ka dhigan doono xili ciyaareedka cusub
(Barcelona) 17 Agoosto 2018. Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa xaqiijiyay in Champions League uusan ka dhigan doonin bar-tilmaameedka koowaad xili…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo FIFA u gudbisay Dacwad ka dhan ah Inter Milan
(Europe) 17 Agoosto 2018. Real Madrid ayaa la warinayaa inay FIFA ku dacwaysay kooxda Inter Milan oo ay ku sheegtay…
Read More » -
England
Kaddib 10-maalmood oo wada hadalo ah Eden Hazard oo ugu dambeyn la xaqiijiyay…..
(London) 17 Agoosto 2018. Tababaraha Cusub ee Chelsea Maurizio Sarri ayaa ugu dambeyn xaqiijiyay in Eden Hazard uu la sii…
Read More » -
England
Maurizio Sarri oo shaaca ka qaaday in mid ka mid ah xidigahiisa muhiimka ah uu seegi doono kulanka Arsenal
(Chelsea) 17 Agoosto 2018. Tababaraha kooxda Chelsea Maurizio Sarri ayaa xaqiijiyay inuu seegi doono mid ka mid ah xidigihiisa kulanka bari…
Read More » -
Italy
“Simone waa kan ugu wanaagsan Yurub…sidoo kale Ronaldo wuxuu baxay xiliga loo baahnaa”… Rivaldo
(Yurub) 17 Agoosto 2018. Halyayga reer Brazil iyo kooxda Barcelona Rivaldo ayaa aaminsan in Diego Simone uu yahay kan ugu fiican…
Read More » -
England
Jose Mourinho oo beeniyay inuu wax khilaaf ah kala dhexeeyo Paul Pogba
(Manchester) 17 Agoosto 2018. Tababaraha kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa biyo qabow ku shubay wararka ku aadan inuu jiro khilaaf…
Read More »