Day: August 16, 2018
-
England
Manchester United oo ka warbixisay xaqiiqada wararka ku adan khilaafka ka dhexeeya Mourinho iyo Pogba
(Manchester) 16 Agoosto 2018. Manchester United ayaa diiday in wax khilaaf ah uu ka dhexeeyo macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho…
Read More » -
Italy
“Steven Nzonzi wuxuu ka fiican yahay laacibka Barcelona Malcom”… agaasimaha ciyaaraha Roma Monchi
(Roma) 16 Agoosto 2018. Agaasimaha ciyaaraha kooxda Roma ee Monchi ayaa xaqiijiyay in laacibka khadka dhexe reer France ee Steven…
Read More » -
England
Taageerayaasha Liverpool oo farxad ka muujiyay sida uu Diego Costa u dhibaateeyay Ramos kulankii UEFA Super Cup
(Liverpool) 16 Agoosto 2018. Taageerayaasha kooxda Liverpool ayaa ka hadlay sida ay ugu faraxsan yihiin dhibaatada uu Diego Costa u geestay…
Read More » -
England
Unai Emery oo ka warbixiyay goolhaayaha uu kusoo bilaaban doono kulanka London derby ee kooxda Chelsea
(Arsenal) 16 Agoosto 2018. Macalinka Isbaanishka ah ee kooxda Arsenal Unai Emery ayaa wuxuu shaaca ka qaaday goolhaayaha uu kuu soo…
Read More » -
Ameerika
WAR CUSUB: Horyaalka LA LIGA hadda kaddib laguma Ciyaari doono Dalka Spain oo qura oo waxaa Safar dheer loo gali doonaa……
(Spain) 16 Agoosto 2018. Horyaalka Spain ayaa Taariikh wayn sameyn doona maadaama qaar ka mid ah kulamadiisa lagu soo ciyaari…
Read More » -
England
Chelsea oo si layab leh ugu dhaqaaqeysa inay lasoo saxiixato agaasimaha ciyaaraha kooxda Roma Monchi
(Chelsea) 16 Agoosto 2018. Kooxda Chelsea ayaa raadineysa adeega agaasimaha ciyaaraha kooxda reer Talyaaniga ee Roma Monchi maalmaha soo socda. Monchi…
Read More » -
England
“Waa qasaare xoogan dhaawaca De Bruyne, laakiin waxaan heysanaa wax ka badan hal bedel”…Kyle Walker
(Manchester) 16 Agoosto 2018. Kyle Walker ayaa ka warbixiyay in Sky Blues aysan tabi doonin maqnaanshiyaha Kevin De Bruyne oo dhaawac…
Read More » -
Soomaaliya
Garsoorayaal Soomaaliyeed oo dhex-dhexaadin doona kullan ka tirsan CAF Confederation Cup
(Muqdisho) 16 Agoosto 2018. –Garsoorayaal Soomaaliyeed ayaa ka amba baxay garoonka Aadan Cadde iyagoo kusii jeeda Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Congo si ay…
Read More » -
England
Sheekada Pogba iyo Mourinho oo BARAKAMALEEY Gaartay….(Laacibka reer France oo lagu Amray inuu…)
(England) 16 Agoosto 2018. Xiriirka Jose Mourinho iyo Paul Pogba oo gaaray meeshii ugu hooseysay kaddib dagaal hor leh oo…
Read More » -
Afrika
Maxaa ka jira in Ciidamada AMISOM ay ka bexeen Garoonka ugu Wayn Soomaaliya ee Muqdisho Stadium???
(Muqdisho) 16 Agoosto 2018. Warbaahinta qaar iyo Baraha Bulshada ayaa hadal haya in ciidamada AMISOM ay isaga baxeen Tuulada Isboortiga…
Read More »