Day: August 15, 2018
-
Spain
Atletico Madrid oo ku guuleysatay koobka UEFA Super Cup, kadib markii ay guul muhiim ah ka gaareen kooxda Real Madrid
(Estonia) 16 Agoosto 2018. Kooxda kubada cagta ee Atletico Madrid ayaa ugu dambeyn ku guuleysatay koobkeedii ugu horeeyay ee xili ciyaareedka…
Read More » -
Italy
Juventus oo qiyaano midii ugu weyneed la damacsan kooxda Barcelona
(Juventus) 15 Agoosto 2018. Wargeyska Tuttosport ee dalka Talyaaniga ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Juventus ay isku dayi doonto…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Mourinho xidigaha muhiimka ka ah kooxdiisa kahor kulanka Brighton ee horyaalka Premier League?
(Manchester) 15 Agoosto 2018. Jose Mourinho ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Lukaku iyo Lingard ay ciyaari doonaan kulankooda soo…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah ee Real Madrid vs Atletico Madrid (Shax culus oo labada dhinac ah)
(Tallinn) 15 Agoosto 2018 Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor…
Read More » -
Spain
Ernesto Valverde oo sheegay in wali uu baahi u qabo in Barcelona uu kula guuleysto koobab
(Barcelon) 15 Agoosto 2018. Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa xaqiijiyay inuu u baahan yahay inuu koob kula guuleysto Blaugrana xilli…
Read More » -
Champ' League
Lionel Messi oo balan qaad wayn u sameeyay taageerayaasha Barcelona xiliciyaareed kaan
(Barcelona) 15 Agoosto 2018 Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa balan qaad wayn u sameeyay taageerayaasha kooxdiisa. Messi ayaa u…
Read More » -
England
“Waxaan ku bixin doonaa dadaal xoogan sida aan ula qabsan lahayn qorsha cusub ee Maurizio Sarri”… N’Golo Kanté
(Chelsea) 15 Agoosto 2018. N’Golo Kanté ayaa sheegay in ay u dagaalami doonaan qorshaha macalinka cusub ee kooxda Chelsea Maurizio Sarri…
Read More » -
England
David Ospina oo bari tijaabada caafimaadka u maraya koox talyaani ah
(London) 15 Agoosto 2018 Goolhayaha kooxda Arsenal iyo xulka qaranka Colombia ee David Ospina ayaa u muuqda mid ka sii baxaya garoonka…
Read More » -
Afrika
Victor Moses oo ka fariistay u ciyaarida xulkiisa Nigeria isaga oo ah 27 jir
(London) 15 Agoosto 2018 Xiddiga kooxda Chelsea ee Victor Moses ayaa si rasmi ah uga fariistay u ciyaarida xulkiisa Nigeria. Victor Moses…
Read More » -
England
Man City oo sheegtay in De Bruyne uu u safri doono magaalada Barcelona si loogu daaweeyo dhaawaca soo gaaray.
(Manchester) 15 Agoosto 2018. Kooxda Manchester City ayaa war rasmi ah ay soo saartay ku shaacisay in dhaawc uu soo gaaray…
Read More »