Day: August 14, 2018
-
Italy
RASMI: Kooxda Roma oo ku dhawaaqday inay dhameystirtay heshiiska laacibka reer France Steven Nzonzi
(Roma) 14 Agooso 2018. Kooxda Roma ayaa ku shaacisay website-keeda rasmiga ah inay dhameystirtay heshiiska laacibka khadka dhexe reer France ee…
Read More » -
Italy
Di Francesco oo sheegay in Juventus ay bar-tilmaameed ka dhigan doono Champions League kadib imaatinka Ronaldo
(Roma) 14 Agooso 2018. Tababaraha Roma ee Di Francesco ayaa tilmaamay in maskaxda Cristiano Ronaldo ay wax badan ka caawin doono…
Read More » -
Spain
Muxuu ku jawaab celiyay Marcelo kadib markii la weydiiyay inuu ku biirayo kooxda Juventus?
(Real Madrid) 14 Agooso 2018. Difaaca garabka bidix ee kooxda Real Madrid Marcelo ayaa iska diiday inuu ka hadlo wararka lala…
Read More » -
Spain
“Real Madrid ma joojin doonto guulaha kadib bixitaanka Cristiano Ronaldo”… Sergio Ramos
(Real Madrid) 14 Agooso 2018. Kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa xaqiijiyay in Los Blancos aysan joojin doonin guulaha kadib…
Read More » -
Soomaaliya
Deg Deg: Isku aadka tartanka kubadda cagta ee degmooyinka gobolka Banaadir oo goor dhow la sameeyay
(Muqdisho ) 14 Agooso 2018. Waxaa goor dhow la sameeyay isku aadka wareega guruubyada koobka degmooyinka gobolka Banaadir oo ay…
Read More » -
Italy
RASMI: Inter Milan oo heshiis cusub ka saxiixatay tababare Luciano Spalletti
(Inter) 14 Agooso 2018. Kooxda Inter Milan ayaa maanta oo Talaada ah ku dhawaaqday in heshiis cusub oo mudo labo sane…
Read More » -
England
Paul Scholes oo doortay 11-ka xidig ugu fiicnaa ee saaxiibadiis kooxda Manchester United
(Manchester) 14 Agooso 2018. Halyayga kooxda Manchester United iyo xulka qaranka England Paul Scholes ayaa doortay magacyada 11 xidig ugu fiicnaa…
Read More » -
Italy
Steven Nzonzi oo gaaray talyaaniga si uu tijaabada caafimaadka ugu maro Roma
(Roma) 14 Agoosto 2018 Xiddigii Sevilla iyo xulka France ee Steven Nzonzi ayaa ka dagay caasimada talyaaniga si uu ugu biiro kooxda…
Read More » -
England
CIMRIGAADA OO RAAGO GEEL DHALAAYO AAS KU TUSAA: Bal EEG wixii uu sameeyay Tababaraha Chelsea kulankiisii ugu horreeyay ee Premier League..+SAWIRRO
(London) 14 Agoosto 2018. Tababaraha Cusub ee Chelsea Maurizio Sarri ayaa sameeyay arrin aad u Yaab badan oona aad looga hadal…
Read More » -
Germany
Mas’uul ka tirsan kooxda Bayern Munich oo weerar ku qaaday Cristiano Ronaldo
(Bayern) 14 Agoosto 2018. Madaxa suuq geynta kooxda reer Germany ee Bayern Munich Joerg Wacker ayaa si weyn kaga soo…
Read More »