RASMI: Inter Milan oo soo xero galisay Keita…..+SAWIRRO

(Milan) 13 Agoosto 2018. Inter Milan ayaa xaqiijisay inay hal sano oo heshiis ah kula soo wareegtay Keita Baldé oo ka tirsan naadiga Monaco ee dalka Faransiiska.

Heshiiska ay kooxda reer Talyaani kula soo wareegtay Weeraryahanka reer Senegel ayaa waxaa qeyb ka ah inay si joogta ah ula wareegi karto sida ay warbixinteeda ku xaqiijisay.

Laacibkii hore ee Lazio ayaa sheegay inuu bixin doono wax kasta oo karaankiisa ah si uu u farxad galiyo taageerayaasha naadigiisa Cusub ee Inter.

SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close