Gaalkacyo oo isku diyaarinaysa marti gallinta ciyaaraha Maamul goboleedyada 2018+DHAGAYSO

(Gaalkacyo) 13 Agooso 2018 Wasiirka shaqada, shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland C/raxmaan Sheekh Axmed ayaa sheegay in magaalada Gaalkacyo lagu marti gallin doono ciyaaraha maamul goboleedyada 2018-ka.

Wasiirka ayaa sheegay in tartanka uu ka qabsoomi doono garoonka  Cawaale ee ku yaala waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee dhanka Puntland .

Garoonka Cawaale ayaa shalay la dhagax dhigay,  waxaana qorshaha uu yahay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo gaba gabeeyo.

HOOS KA DHAGAYSO 

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close