SAWIRRO XUL AH: Taageerayaasha Juventus oo si aan caadi ahayn ugu diyaar garoobay soo dhawaynta Ronaldo!

(Turin) 12 Agoosto 2018 Taageerayaasha kooxda Juventus ayaa si aan caadi ahayn ugu diyaar garoobay soo dhawaynta laacibkooda cusub ee Cristiano Ronaldo.

Xiddiga reer Portugal ayaa u ciyaaraya caawa markii ugu horaysay kooxdiisa Juventus kulan qoyseed saaxiibtinimo oo dhaqan u ah kooxda reer talyaani.

Taageerayaasha ayaa wajiga ku sawirtay CR7, sidoo kale kuwo kale ayaa madaxa ku sawirtay magaciisa, halka badankood ay soo wada xirteen funaanadiisa.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close