Shaxda rasmiga ah ee Huddersfield Town vs Chelsea (Hazard oo keydka fadhiya iyo Kepa Arrizabalaga oo ku soo bilowday)

(Huddersfield) 11 Agoosto 2018 Kooxaha Huddersfield Town iyo Chelsea ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya 5-ta galabnimo.

Tababare Sarri ayaa ku soo bilaabay saxiixiisa cusub ee goolhaye Kepa Arrizabalaga, sidoo kale Kante, Pedro, Willian iyo Morata ayaa ku soo bilowday.

Eden Hazard iyo Giroud ayaa keydka ku soo bilowday, waxaana xusid mudan in Kovacic uu gabi ahaanba ku jirin liiska kulanka galabta.

Shaxda Huddersfield Town vs Chelsea:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close