Day: August 11, 2018
-
England
“Anaga xiligan ujeedkeenu ma ahan koobka horyaalka Premier League”…Pep Guardiola
(Manchester) 11 Agoosto 2018. Macalinka reer Spain ee Pep Guardiola ayaa iska diiday inuu diirada saari doono ku guuleysiga koobka Premier…
Read More » -
Spain
Valverde oo ka hadlay kulanka Spanish Super Cup iyo suurtagalnimada uu Dembélé kaga dhaqaaqi karo Barcelona
(Barcelona) 11 Agoosto 2018. Macalinka kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa ka hadlay fikirkiisa kaga aadan koobka Spanish Super Cup oo markii…
Read More » -
Spain
RASMI: Difaaca kooxda Barcelona Gerard Pique oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah
(Spain) 11 Agoosto 2018. Difaaca kooxda Barcelona Gerard Pique ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah…
Read More » -
France
Ramón Calderón oo ka hadlay kan wanaagsan labada xidig ee kooxda PSG Mbappé iyo Neymar
(PSG) 11 Agoosto 2018. Ramón Calderón oo ka mid ah madaxweenayaasha soo martay kooxda Real Madrid ayaa si aan gambad lahayn…
Read More » -
England
Chelsea oo Guul weyn ku Daah furatay horyaalka Premier League xili uu Shabaqa gaaray Saxiixa cusub ee Jorginho+SAWIRRO
( Premier League ) 11 Agoosto 2018. Chelsea ayaa si raaxo ah ku dhaaftay kooxda Huddersfield Town oo ay u…
Read More » -
England
Goolhaayihii hore Arsenal Jens Lehmann oo sheegay in Mohamed Salah uu soo afjari doono awooda Messi iyo Ronaldo
(Yurub) 11 Agoosto 2018. Goolhaayihii hore kooxda Arsenal Jens Lehmann oo xaqiijiyay in weeraryahanka Liverpool Mohamed Salah uu soo afjari doono…
Read More » -
England
“Waxaa muhiim ahaan lahayd in naloo ogolaado 6 badal, kulamada daah furka”… Jose Mourinho
(Manchester) 11 Agoosto 2018. Jose Mourinho ayaa wuxuu shaaca ka qaaday sababta uu Anthony Martial u ciyaari waayay kulankii daah furka…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee Huddersfield Town vs Chelsea (Hazard oo keydka fadhiya iyo Kepa Arrizabalaga oo ku soo bilowday)
(Huddersfield) 11 Agoosto 2018 Kooxaha Huddersfield Town iyo Chelsea ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya 5-ta galabnimo. Tababare…
Read More » -
England
Chelsea oo xaqiijisay in Michy Batshuayi uu…..
(London) 11 Agoosto 2018. Naadiga Chelsea ayaa xaqiijisay inay hal sano oo amaah ah ay dhaliyaheeda Michy Batshuayi ku siisay…
Read More » -
Italy
Real Madrid oo u sheegtay Juventus in Marcelo ….!!
(Madrid) 11 Agoosto 2018 Kadib saxiixii Cristiano Ronaldo ee suuqa xaggaagan ayeey Juventus isku dayday saxiixa daafaca Real Madrid ee Marcelo.…
Read More »