SAWIRRO: Saxiixyada Cusub ee Chelsea oo Tababarka la bilaabay kooxdooda ka hor kulanka Sabtida

(London) 10 Agoosto 2018. Saxiixyada Cusub ee Chelsea Kepa iyo Mateo Kovacic ayaa tababarka la bilaabay kooxdooda ka hor kulanka Blues ay sabtida ku furan doonto xilli ciyaareedka cusub ee Premier League.

Chelsea ayaa lacagihii ugu badnaa taariikhda kula soo wareegtay goolhayaha reer Spain ee Kepa waxayna u badan tahay inuu ku soo bilaaban doono kulanka berito maadaama uu Courtois ku biiray Real Madrid.

Kooxda reer London ayaa kulankeeda furitaanka horyaalka Ingiriiska beri ka hor tagi doonta Huddersfield.

SAWIRRO:

Goalkeeper Kepa trained with his new Chelsea team-mates for the first time on Thursday

Midfielder Mateo Kovacic was put through his paces after arriving on loan from Real Madrid

Rob Green watches on as new Chelsea No 1 makes a save during training on Thursday

Kovacic is looking forward to getting started after sealing his move to Stamford Bridge

Olivier Giroud gets the ball under control as he looks to get up to speed for the new campaign

Spanish striker Alvaro Morata  shows off his close control in training at Cobham

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close