Arsenal oo ku fashilantay isku daygii saxiixa Ousmane Dembele (Yaa fashiliyay?)

(London) 09 Agoosto 2018 Arsenal ayaa dalab wayn ka gudbisay saacadihii ugu danbeeyay laacibka kooxda Barcelona ee Ousmane Dembele.

Gunners ayaa miiska u saartay Barcelona lacag dhan 100 milyan oo euro oo ah qiimihii ay dalbatay Barca si ay u fasaxdo Ousmane Dembele.

Kike Marin ayaa markale cadeeyay in dalabka Arsenal uu yahay mid si dhab ah loo hordhigay Barcelona laakiin laacibka ayaa diiday inuu u dhaqaaqo Emirates.

Sida la xaqiijiyay ma jiri doono saxiix caawa Arsenal ay ka samaynayso suuqa kala iibsiga ee xaggaagan.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close