Day: August 8, 2018
-
Spain
RASMI: Real Madrid oo ku dhawaaqday in ay Chelsea kala heshiisay saxiixa Thibaut Courtois
(Real Madrid) 08 Agoosto 2018. Kooxda Real Madrid ayaa ku dhawaaqday in ay kooxda Chelsea kala heshiisay goolhaayaha xulka qaranka Belgiam…
Read More » -
England
Alexis Sanchez oo ka codsaday maamulka kooxda Manchester United inay raacaan wadada Barcelona
(Manchester) 08 Agoosto 2018. Alexis Sanchez ayaa ka codsaday Manchester United inay sameeyaan saxiixyada magacyo cusub si ay ugu dagaalamaan ku…
Read More » -
Italy
Marcelo oo diyaar u ah inuu kula midoobo Cristiano Ronaldo kooxda Juventus, laakiin ku xiray hal shuruud
(Real Madrid) 08 Agoosto 2018. Difaaca garabka bidix xulka qaranka Brazil iyo kooxda Real Madrid Marcelo ayaa hal shuruud ku…
Read More » -
France
“Neymar wuxuu isku moodaa inuu ka weyn yahay PSG, laakiin ma gaarsiisna qiimaha Ibrahimovic oo kale”… Bernard Lama
(PSG) 08 Agoosto 2018. Goolhaayihii hore xulka qaranka France isla markaana kula soo guuleestay koobka aduunka 1998 ee Bernard Lama ayaa…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Julen Lopetegui kadib markii la weydiiyay farqiga u dhexeeya Ronaldo iyo Bale?
(Real Madrid) 08 Agoosto 2018. Julen Lopetegui ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo su’aal ku aadan in laysla barbar dhigo laacibkii…
Read More » -
England
Unai Emery oo sheegay in Arsenal ay u dagaalami doonto dhamaan tartamada ay qeybta ka noqon doonto
(Arsenal) 08 Agoosto 2018. Unai Emery ayaa kahor inta uusan furmin xili ciyaareedka cusub sheegay in kooxda reer London ee…
Read More » -
England
Pogba oo yimid Xerada Tababarka Man United isagoo wajiga u Daboolan yahay si uu Jose Mourinho…..
(Manchester) 08 Agoosto 2018. Mustaqbalka Paul Pogba ayaa cirka heehaabaya iyadoo ay wada doonayaan kooxaha Barcelona iyo Juventus. Xiddiga reer…
Read More » -
England
Athletic Bilbao oo xaqiijisay in Chelsea ay bixisay qiimaha lagu burburin karo qandaraaska Kepa Arrizabalaga
(Bilbao) 08 Agoosto 2018 Kooxda Athletic Bilbao ee dalka Spain ayaa xaqiijisay in Chelsea ay bixisay qiimaha lagu burburin karo qandaraaska…
Read More » -
England
Kovacic oo Maanta Tijaabada Caafimaad u maraya Chelsea, isla Maanta ayaana…..
(London) 08 Agoosto 2018. Chelsea ayaa saxiixa Mateo Kovacic ku garaacday kooxda Manchester United wuxuuna heshiis amaah ah ugu joogi…
Read More » -
England
Faah faahinta heshiiska Thibaut Courtois uu ugu biirayo Real Madrid
(Madrid) 08 Agoosto 2018 Real Madrid ayaa tilaab u jirtay dhamaystirka saxiixa goolhayaha kooxda Chelsea iyo xulka Belgium ee Thibaut Courtois. Wargayska…
Read More »