Arturo Vidal oo tababarkii ugu horeeyay la qaatay Barcelona +SAWIRRO

(Barcelona) 07 Agoosto 2018 Saxiixa cusub ee Barcelona ee Arturo Vidal ayaa saaka ka soo muuqday tababarkii ugu horeeyay ee kooxdiisa cusub.

Arturo Vidal ayaa dhamaystiray ku biiridiisa kooxda Barcelona shalay oo isniin ahayd, maanta oo talaado ah ayuuna ka qayb qaatay tababarka kooxda.

Laacibka ayaa qaba dhaawac fudud, laakiin waxaa la rumaysan yahay inuu taam u yahay kulanka Super Cup-ka Spain ee Sevilla.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close