Day: August 7, 2018
-
Spain
Griezmann oo fariin cad u diray Real Madrid kahor kulanka ay kuwada ciyaari doonaan UEFA Super Cup
(Spain) 07 Agoosto 2018. Antoine Griezmann ayaan qarsan inuu doonayo ku guuleysiga sanadkan koobka UEFA Super Cup ay kooxdiisa Atletico Madrid…
Read More » -
Italy
“Horyaalka Talyaaniga wuxuu u baahan yahay Cristiano, sidoo kale heshiis Modric waa suuragal inuu dhaco”…Ronaldo
(Serie A) 07 Agoosto 2018. Shabakada “Sky Sport Italia” ayaa wareysi ay la yeelayatay halyayga reer Brazil ee Ronaldo waxaa loogaga…
Read More » -
England
Imisa lacag ayay ku qasbanaan doontaa in Man United ay siiso Jose Mourinho hadii ay shaqada ka ceyriso?
(Manchester) 07 Agoosto 2018. Wargeyska “Mellonline Sport” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday qiimaha ay Manchester United ku qasbanaan doonto inay siiso…
Read More » -
England
“Waxaan doonayaa in markale aan wada shaqeyno Mourinho”… mid ka mid ah xidigaha Chelsea oo fariintan diray
(Chelsea) 07 Agoosto 2018. Willian ayaa sheegay inuu diyaar u yahay in markale uu ka hoos ciyaaro macalinka Manchester United Jose…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo ka jawaabtay kacdoonka Thibaut Courtois
(London) 07 Agoosto 2018. Chelsea ayaa jawaab ka bixisay kacdoonka goolhaayaheeda Thibaut Courtois, ka dib markii uu cudur daar la’aan…
Read More » -
England
Thibaut Courtois oo Cudur daar la’aan uga maqan tababarka Chelsea maalintii labaad oo xiriir ah
(London) 07 Agoosto 2018 Goolhayaha kooxda Chelsea ee Thibaut Courtois ayaa cudur daar la’aan uga maqan tababarka kooxdiisa maalintii labaad oo xiriir…
Read More » -
Italy
Real Madrid oo u hanjabtay Inter Milan iyo sheekada oo gaari doonta UEFA
(Madrid) 07 Agoosto 2018 Real Madrid ayaa hanjabaad hawada u marisay kooxda Inter Milan oo dadaal ugu jirta inay kala wareegto Luka…
Read More » -
England
Eden Hazard ma tagayaa mise wuu joogayaa???….(Warkii ugu dambeeyay)+SAWIRRO
(London) 07 Agoosto 2018. Eden Hazard ayaa ugu dambeyn dib ugu soo laabtay tababarka kooxda Chelsea kaddib fasax dheeri ah.…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo badalka Luka Modric u aragta xiddig horay uga soo garab ciyaaray Messi
(Madrid) 07 Agoosto 2018 Luka Modric ayaa cadaadis daran ku haaya kooxdiisa Real Madrid si loo fasaxo suuqa kala iibsiga ee…
Read More » -
England
Manchester United oo ku soo biirtay tartanka saxiixa Ousmane Dembele
(Manchester) 07 Agoosto 2018 Manchester United ayaa ku soo biirtay tartanka saxiixa weerar yahanka reer France ee Ousmane Dembele. Arsenal ayaa kali…
Read More »