Muxuu ka yiri halyayga reer Brazil Ronaldo wararka ku aadan in Luka Modrić uu ku biirayo kooxda Inter Milan?

(Real Madrid) 06 Agoosto 2018. Weeraryahankii hore xulka qaranka Brazil Ronaldo ayaa u arka in ku biirista Luka Modrić ee kooxda Inter Milan ay tahay arin aan suuragal noqon Karin.

“Suuqa waa mid cajiib ah, waxaana arki doonaa waxa dhaca”.

“Laakiin waxaan rajeenayaa in Inter Milan ay heli doonto waxa ay dooneyso, maadaama aan ahay taageere weyn ee kooxda reer Talyaani”.

“Xaqiiqdii ma ogaan karo inuu jiro heshiis, waan arki doonaa waxa dhici doona, laakiin dhamaan kooxaha waaweyn, waxay ka shaqeeyaan sida ay u sii xooganaan lahaayeen Inter wax badan kama dambeyso”.

Sida laga soo xigtay wargeysyo dhowr ah, waxaa jira xiiso weyn ee ku aadan kooxda Inter Milan kaasoo ay ku dooneyso saxiixa Modric suuqan xagaaga, ciyaaryahanka ayaana si aad ah uga fiirsanaya inuu ka tago Real Madrid.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close