Day: August 6, 2018
-
England
BARYO BADAN WAA LEYSKU NACAA…. David Luiz oo runta wajiga ka saaray Hazard iyo Courtois kadib markii uu fariintan u diray
(Chelsea) 06 Agoosto 2018. David Luiz ayaa sheegay in Chelsea ay ku guuleysan karto Premier League xilli ciyaareedka cusub, xitaa hadii…
Read More » -
Italy
Kadib Paolo Maldini… Leonardo oo sheegay in Kaka uu dib ugu soo laabanayo Milan balse wuxuu diiday inuu Xaqiijiyo
(Milan) 06 Agoosto 2018. Agaasimaha kooxda AC Milan Leonardo ayaa sheegay in Kaka uu bisha soo socota iman doono Milano balse…
Read More » -
Italy
“Cristiano Ronaldo wuxuu qeyb ka noqon doonaa taariikhda horyaalka dalka Talyaaniga”… Hugo Aveiro
(Juventus) 06 Agoosto 2018. Cristiano Ronaldo walaalkiis Hugo Aveiro ayaa wuxuu xaqiijiyay in imaatinka walaalkiis ee kooxda Juventys ay sabab u…
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda AC Milan oo saxaafada u soo bandhigtay halyaygeeda Paolo Maldini
(Milan) 06 Agoosto 2018. Kooxda Milan ayaa ugu soo bandhigtay saxaafada xarunta kooxda halyaygeeda Paolo Maldini, si ay u shaaciso inuu…
Read More » -
Spain
Arturo Vidal oo kadib imaatinkiisa kooxda Barcelona sheegay in Lionel Messi uu Yahay Kan ugu fiican aduunka
(Barcelona) 06 Agoosto 2018. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Barcelona Arturo Vidal ayaa ka hadlay waxyaabo badan oo ku saabsan heshiiskii…
Read More » -
England
Mina, Zaha, Maguire, Boateng, Traore & Wargeysyadu waxyaabihii ay maanta oo Isniin ah ka qoreen suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(World) 06 Agoosto 2018. Waxaan idiin soo koobnay wararka ay Wargeysyada maanta oo Isniin ah ka qoreen Suuqa kala iibsiga…
Read More » -
Spain
“Uma imaanin Barcelona si aan ula dagaalamo kooxda Real Madrid”…Arturo Vidal
(Barcelona) 06 Agoosto 2018. Xidiga khadka dhexe xulka qaranka Chile ahna saxiixa cusub ee kooxda Barcelona Arturo Vidal ayaa sheegay inuusan…
Read More » -
Italy
Muxuu ka yiri halyayga reer Brazil Ronaldo wararka ku aadan in Luka Modrić uu ku biirayo kooxda Inter Milan?
(Real Madrid) 06 Agoosto 2018. Weeraryahankii hore xulka qaranka Brazil Ronaldo ayaa u arka in ku biirista Luka Modrić ee kooxda…
Read More » -
England
Barcelona oo heshiis shaqsi ah la gaartay Paul Pogba (Maxaa haray?)
(Barcelona) 06 Agoosto 2018 Barcelona ayaa tilaab muhiim ah u qaaday dhanka soo xerogalinta laacibka ugu qaalisan Manchester United ee Paul Pogba.…
Read More » -
England
Willian oo ka farxiyay taageerayaasha Chelsea (Muxuu ka yiri mustaqbalkiisa?)
(London) 06 Agoosto 2018 Laacibka reer Brazil ee aadka loola xiriiriyay kooxaha Barcelona iyo Manchester United ayaa ka farxiyay taageerayaasha kooxdiisa.…
Read More »