Sergio Aguero oo noqday Laacibkii ugu horreeyay ee….+SAWIRRO

(England) 05 Agoosto 2018. Manchester City ayaa si sahlan uga adkaatay Chelsea isla markaan ka qaaday Community Shield kaddib markii ay ku dhufatay 2-0.

Sergio Aguero ayaa labada gool ka xareeyay Blues taa oo ka dhigan inuu noqday laacibkii ugu horreeyay Manchester City u dhaliya ama gaara 200 oo Gool.

Labada Gool ayaa ahaa kiisii 200 iyo kiisii 201 waana Rikoodh Cusub oo uu lugihiisa ku qoray oo ma jiro Laacib Manchester City u soo ciyaaray oo sida horey u sameeyay.

Gool FM.

 

 

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close