Manchester City oo guul Sahlan ka gaartay Chelsea Finaalka Koobka FA Community Shield+SAWIRRO

( FA Community Shield ) 05 Agoosto 2018. Naadiga hantay horyaalka Premier League ee Manchester City ayaa si raaxo ah guul kaga gaartay Chelsea Finalka FA Community Shield kaddib cayaar ku dhamaatay 2-0

Kulanka ayaa qeybta hore lagu kala nastay 1-0 oo ay hogaanka dheesha ku qabatay kooxda Manchester city, waxaana goolka daah furkaa dhaliyay Sergio Aguero oo baas fiican ka helay Bernardo Silva isagoona kubbad jooge hoose ah shabaqa dul dhigay daqiiqadii 13-aad.

Chelsea ayaa dhankeeda kubbad qurux badan soo bandhigay wallow ay yaraayeen fursadaha halista ah oo ku bartilmaameed sadeen goolka City.

Dib markii loogu soo laabtay kaambiyaha dambe waxaa markale ku dhawaatay gool kooxda City markii uu kubbad birta goolka Chelsea ku garaacay  dhaliyaha goolka hore ee Aguero.

Cayaarta oo socota qeybta dambe daqiiqadii 58-aad City ayaa sii dheereysatay hogaanka waxaan goolkiisii labaad ee dheesha dhaliyay Aguero. Oo markale caawinaad ka helay Bernardo Silva.

Weerarka kooxda City oo dhan kasta ahaa ayaa saxiixooda cusub ee Riyad Mahrez wuxuu ku sigtay inuu gool seddaxaad u dhaliyo kooxdiisa kaddib darbad xoogan uu banaanka goolka mariyay.

Goolhayahe Chelsea Wilfredo Caballero ayaa ka diiday Aguero Hat-trick markii uu si qurux badan kaga badbaadiyay gool markii uu diib fiican ka helay daafaca Kyle Walker

Ma aheen mid kala joogsi ah weerarka City waxaa fursad gool noqon kartay shabaqa Chelsea ku garaacay da’yarka badalka kusoo galay ee Brahim Diaz.

Kooxda Chelsea ayaa ku guuldareystay inay sameyso wax ka kabadn hal shuud oo goolkaa marka lala barbardhigo City oo shabaqa Blues ku tuurtay todabad shuud, waxaana furada ugu wacneed ka badbaadiyay goolhaye Bravo markii uu diib halis ahaa uu soo dhigay irida goolka laacibka Barkley.

Guusha Man City ayay ka dhigan tahay kooxdii ugu horreeysay ee ku guuleysata Koobka Community Shield taasoo xagaagii hore ku guuleysatay horyaalka Premier League tan iyo Manchester united kal cayaareedkii 2013.

Manchester City celebrate with the Community Shield after their 2-0 victory over Chelsea at Wembley Stadium on Sunday

City's Fernandinho and Vincent Kompany jointly lift the Community Shield to kick off their celebrations at Wembley

Chelsea manager Maurizio Sarri walks down the steps at Wembley after picking up his runners-up medal 

Sergio Aguero celebrates after opening the scoring for Manchester City after 13 minutes of the Community Shield

Aguero celebrates with Leroy Sane (left) and Benjamin Mendy (right) after opening the scoring in the Wembley contest

The Argentine forward fired home his 200th goal for City after working space for shot through the Chelsea defence 

Aguero turns away in celebration after opening the scoring in the traditional English football curtain-raiser at Wembley

City celebrates scoring their first goal of the domestic campaign as club record scorer Aguero reaches 200 goals

City manager Pep Guardiola celebrates Aguero's early opening goal with a couple of clenched fists on the sidelines

Aguero celebrates after doubling City's advantage after 58 minutes with another composed low finish past Willy Caballero

Having scored his 200th goal for City in the first-half, Aguero added No 201 during the second at Wembley Stadium

Aguero blows a kiss to the City supporters at Wembley after doubling the Premier League champions' lead at Wembley

Guardiola celebrates on the Wembley sidelines after Aguero doubled his team's lead in the Community Shield

Chelsea's Willy Caballero comes out to claim the ball from City's forward Leroy Sane under pressure from Antonio Rudiger

Aguero should have doubled City's lead early in the second-half, rounding Caballero but shooting into the side-netting

Unusually, the Argentine forward was wayward with his shot having broken clear to take it round his compatriot 

Managers Pep Guardiola and Maurizio Sarri argue over which way a throw in should be taken on the Wembley touchline

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close