Day: August 5, 2018
-
Spain
Kooxda Barcelona oo shaacisay xiliga ay u soo bandhigi doonto saxaafada saxiixeeda cusub ee Arturo Vidal
(Barcelona) 05 Agoosto 2018. Kooxda Barcelona ayaa shaacisay in ciyaaryahanka khadka dhexe ee xulka qaranka Chile Arturo Vidal uu bari isniin…
Read More » -
Euro 2016
“Kooxaha naga soo hor jeeda oo dhan way ka awood badan yihiin sida xili ciyareedkii hore”… Jose Mourinho
(Manchester) 05 Agoosto 2018. Macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa kala hadlay jamaahiirta kooxda Man United arin murugo leh, kahor…
Read More » -
Spain
“Giorgio Chiellini waa difaac aad u wanaagsan”…. Nacho Fernandez oo si weyn u amaanay Chiellini
(Real Madrid) 05 Agoosto 2018. Difaaca kooxda Real Madrid ee reer Spain Nacho Fernandez ayaa amaanay kabtanka Juventus ee Giorgio Chiellini,…
Read More » -
England
Maurizio Sarri oo ka hadlay guuldaradii kasoo gaartay kooxda Man City kulankiisii ugu horeeyay ee rasmi ah
(Chelsea) 05 Agoosto 2018.Tababaraha kooxda Chelsea Maurizio Sarri ayaa wuxuu shaaca ka qaaday sababta ka dambeysa guuldaradii kasoo gaartay kooxda…
Read More » -
England
Sergio Aguero oo noqday Laacibkii ugu horreeyay ee….+SAWIRRO
(England) 05 Agoosto 2018. Manchester City ayaa si sahlan uga adkaatay Chelsea isla markaan ka qaaday Community Shield kaddib markii ay…
Read More » -
England
Kooxaha Man United iyo Chelsea oo la filayo inay sameeyaan heshiis ay isku dhaafsanayaan laba xidig muhiim ah
(England) 05 Agoosto 2018. Sida ay shaacnayaa wargeysyada gudaha dalka England kooxaha Manchester United iyo Chelsea ayaa kusii dhawaanayaa inay dhaafsadaan…
Read More » -
England
Manchester City oo guul Sahlan ka gaartay Chelsea Finaalka Koobka FA Community Shield+SAWIRRO
( FA Community Shield ) 05 Agoosto 2018. Naadiga hantay horyaalka Premier League ee Manchester City ayaa si raaxo ah…
Read More » -
Italy
Giorgio Chiellini oo ka digay rajada joogtada ah ee jamaahiirta kooxda Juventus kadib imaatinka Cristiano Ronaldo
(Juventus) 05 Agoosto 2018. Daafaca Juventus Giorgio Chiellini ayaa kaga jamaahiirta kooxda Juventus iyo saxaafada rajada joogtada ah ee ku aadan…
Read More » -
Italy
Inter Milan oo dooneysa inay ujeedsato saxiixa xidig ka tirsan kooxda Manchester City
(Inter) 05 Agoosto 2018. Kooxda reer Talyaani ee Inter Milan ayaa dooneysa inay sii xoojisato safkeeda kahor inta uusa furmin xili…
Read More » -
England
Chelsea oo la timid qorsho cusub ay ku dooneyso inay kaga ilaashato Hazard kooxda Real Madrid
(Chelsea) 05 Agoosto 2018. Warbaahinta Ingariiska ayaa xaqiijisay maanta oo Axada in Chelsea ay dalab u dirtay xidigeeda reer Belgiam Eden…
Read More »