SAWIRRO XUL AH: AC Milan oo soo bandhigtay Saxiixyadeeda Cusub ee Gonzalo Higuain iyo Mattia Caldara….(Lambaradee loo xiray)

(Milano) 03 Agoosto 2018. AC Milan ayaa saxaafadda u soo bandhigtay labadeeda Laacib ee dhawaan galka ah Gonzalo Higuain iyo Mattia Caldara .

Dhaliyihii hore ee Real Madrid, Napoli iyo Juventus ayaa lagu soo dhaweeyay No. 9 oo uu dhawaanahan AC Milan u xirnaa Andre Silva.

Halka da,yarka reer Talyaani loo dhiibay No. 33.

SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close