Day: August 2, 2018
-
Italy
“Wali waxaan doonayaa Lionel Messi”….Madaxweynaha kooxda Roma James Pallotta
(Roma) 02 Agoosto 2018. Madaxweynaha kooxda Roma James Pallotta ayaa sheegay in wali uu doonayo saxiixa xidiga kooxda Barcelona ee Lionel…
Read More » -
England
“Waxaan kula dagaalami doonaa Manchester City ku guuleysiga Premier League”… Adam Lallana
(Liverpool) 02 Agoosto 2018. Adam Lallana ayaa aaminsan in Liverpool ay sanadkan heysato ciyaartoy aad u wanaagsan ee ku hogaamiyaan in…
Read More » -
Italy
Mattia Caldara oo si guul ah kaga gudbay tijaabada caafimaadka kooxda AC Milan
(Milan) 02 Agoosto 2018. Kooxda AC Milan ayaa shaaca ka qaaday in difaaca da’ada yar ee Mattia Caldara uu ka gudbay…
Read More » -
Spain
UEFA oo shaacisay garsoorka dhex dhexaadin doono kulanka UEFA Super Cup ee Real Madrid iyo Atletico Madrid
(Yurub) 02 Agoosto 2018. Xiriirka kubada cagra ee qaarada yurub ayaa wuxuu ku dhawaaqay maanta oo khamiis ah magaca garsoorka dhex…
Read More » -
Spain
Florentino Perez oo ka warbixiyay arinta kaliya uu Luca Modric kaga dhaqaaqi karo kooxda Real Madrid
(Real Madrid) 02 Agoosto 2018. Madaxweynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa meesha ka saaray muranka ku aadan in Luca Modric…
Read More » -
England
Sanadihii hore wuxuu ahaa 31-ka Agoosto balse Sanadkan 9-ka ayaa loo soo raray…(Maxay tahay SABABTA isbadelka wayn loogu sameeyay waqtiga uu xirmayo Suuqa Premier League?)
(England) 02 Agoosto 2018. Haddii aad ogeyd in suuqa kala iibsiga Premier League ee waqtigan oo kale uu xirmi jiray…
Read More » -
Italy
Xaaska Luka Modrić oo hogaamineysa olalaha lagu doonayo inuu kula biiro Cristiano Ronaldo Horyaalka Talyaaniga.
(Real Madrid) 02 Agoosto 2018. Waxay u muuqataa in ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Croatia iyo kooxda Real Madrid ee…
Read More » -
Italy
Bonucci oo ka gudbay tijaabada caafimaadka ee Juventus +SAWIRRO
(Turin) 02 Agoosto 2018 Sida ay baahisay Football Italia, Leonardo Bonucci ayaa goor dhaw dhamaystiray tijaabada caafimaadka oo uu u marayay kooxdiisa…
Read More » -
Italy
Higuain oo kulankiisa ugu horeeya ee AC.Milan ka hortagaya kooxdiisii hore
(Milan) 02 Agoosto 2018 Weerar yahanka reer Argentina ayaa saacadaha soo socda dhamaystiraya ku biiridiisa kooxda AC.Milan. Gonzalo Higuain ayaa amaah…
Read More » -
Germany
Xiddig ka tirsan Bayern Munich oo soo dhaweeyay inuu ku biiro Barcelona
(Munich) 02 Agoosto 2018 Xiddig ka tirsan kooxda Bayern Munich ayaa soo dhaweeyay in suuqa xaggaagan uu ku biiro kooxda Barcelona.…
Read More »