Shaxda rasmiga ah ee Chelsea vs Arsenal (International Champions Cup)

(Dublin) 01 Agoosto 2018 Kooxaha Arsenal iyo Chelsea ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Tababare Unai Emery ayaa keydka dhigay Lacazette, wuxuuna ku soo bilaabay Aubameyang, Mkhitaryan iyo Ozil oo iska kaashanaya dhanka weerarka.

Tababare Sarri ayaa dhankiisa ku soo bilaabay saxiixiisa cusub ee Jorginho, waxaana ka garab ciyaaraya Fabregas iyo Pedro, Morata ayaana ku soo bilowday weerarka.

Shaxda Arsenal vs Chelsea:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close