Real Madrid oo la garaacay kulankeedii ugu horreeyay ee Saaxiibtinimo CR 7 La’aantii+SAWIRRO

( USA ) 01 Agoosto 2018. Kooxda seddaxda jeer xariirka noqotay horyaalka yurub ee Real Madrid ayaa guuldareystay kulankii u horreeyay ee cayaaraha saaxiibtinimo oo ay dheelaan Ronaldo la’aantii.

Laacibka Cristiano Ronaldo ayaa sagaal sano kaddib ka dhaqaaqay kooxda ka dhisan gegida santiego Bernabeu isagoo £100 milyan oo gini ugu biiray naadiga talyaaniga ee Juventus.

Sido kale waa markii u horreeysay uu kooxda leyliyo hogaamiyaha cusub ee Julen Lopetegui tan iyo markii uu shaqadaa iska casilay Zinedine Zidane.

Kulanka saaxiitinimo ee kamida tartanka sanad laha ee International Champion Cup ayay la cayaareen kooxda Manchester united waxaana looga badiyay 2-1.

Waa markii u horreeysay oo united ku adkaataa 90-daqiiqo kulamada tartankan hore waxay ula dheeshay kooxaha AC Milan oo ay rigoorayaal kaga badisay iyo guuldaro xun oo cayaartii labaad kasoo gaaray kooxda xifaaltanka soo jireenkaa uu kala dhaxeeyo ee Liverpool.

Labada gool ay United ku badisay waxaa u kala dhaliyay xiddigaheeda kala ah Alexis Sanchez iyo Ander Herrera halka Real ay goolka calankaa ka heshay Karim Benzema kasoo dhaliyay daqiiqadihii dheeriga ee qeybta hore cayaarta.

Brazilian midfielder Fred started for Manchester United for the first time following his summer move from Shakhtar

Jose Mourinho watches on from the touchline as his under-strength United side tackle the European champions

Chilean forward Sanchez watches the ball go in after his instinctive first-time finish early in the first half

Sanchez is congratulated by team-mate Matteo Darmian after his strike gave Manchester United an early lead in Florida

Manchester United goalkeeper David de Gea was facing a club who have made several attempts to sign him 

Long-term Manchester United target Gareth Bale started for Real Madrid in Florida

Spanish midfielder Ander Herrera celebrates after his goal doubled United's advantage on Wednesday morning

Karim Benzema beats De Gea and Eric Bailly to the ball to halve Real Madrid's deficit just before half-time

Benzema wheels away in celebration after his well-taken goal gave Real Madrid hope going into half-time

Teenage forward Vinicius Junior - a recent signing from Flamengo - started on the left wing for Real Madrid

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close