Day: August 1, 2018
-
England
Chelsea oo bar-tilmaameed saneysa saxiixa Jan Oblak si uu ugu noqdo badalka Thibaut Courtois
(Chelsea) 01 Agoosto 2018. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada gudaha dalka England kooxda Chelsea ayaa ka dhiganeysa bar-tilmaameed xoogan saxiixa…
Read More » -
Spain
Zico oo talooyin muhiim ah u diray Vinícius Jr, isagoo dhinaca kale u rajeeyay inuu ku guuleysan doono kubada cagta Yurub
(Real Madrid ) 01 Agoosto 2018. Zico oo halyay kubada cagta dalka Brazil ayaa talooyin muhiim ah u diray da’ayarka ay…
Read More » -
Spain
Sergio Ramos oo markii ugu horeesay gaaray xerada tababarka ee kooxdiisa Real Madrid
(Real Madrid ) 01 Agoosto 2018. Real Madrid ayaa halkeeda kasii wada diyaar garowgeeda ku aadan xili ciyaareedka cusub ee 2018/2019,…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee Chelsea vs Arsenal (International Champions Cup)
(Dublin) 01 Agoosto 2018 Kooxaha Arsenal iyo Chelsea ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Tababare…
Read More » -
England
Taageerayaasha kooxda Liverpool oo ku jees jeesay Everton sababa la xiriira Lucas Digne
(Liverpool) 01 Agoosto 2018. Kooxda Everton ayaa ku guuleesatay inay kala soo saxiixato kooxda Barcelona difaaca reer France ee Lucas Digne,…
Read More » -
England
“War jooga oo hadda iga IIBIYA Real Madrid haddii kale”.- Goolhaye Courtois oo Chelsea ugu Goodiyay in…
(London) 01 Agoosto 2018. Goolhaye Thibaut Courtois ayaa dhagaha ugu dhibciyay Chelsea war ay aad uga nexeen taageerayaasha Chelsea. Xiddiga…
Read More » -
Afrika
Thierry Henry oo Mushaarkiisa hoos u dhigaya si uu Tababare ugu noqdo Maxamed Saalax…(Sidee??)
(Europe) 01 Agoosto 2018. Rugcadaagii hore ee Arsenal Thierry Henry ayaa usbuucii hore lala xiriirinayay inuu noqdo macalinka Cusub ee…
Read More » -
Italy
Juventus iyo AC.Milan oo ugu danbayn heshiis wada gaaray (Higuain oo maraya dhanka Milan iyo Bonucci oo maraya dhanka kale)
(Milan) 01 Agoosto 2018 Kooxaha AC.Milan iyo Juventus ayaa ugu danbayntii wada gaaray heshiis kadib wadahadal socday muddo 4-maalin. Wariyaha reer…
Read More » -
England
“Waa in Chelsea ay haatan ciyaartaa kubad ku saleysan qorsho weerar”… Ross Barkley
(Chelsea) 01 Agoosto 2018. Ross Barkley ayaa sheegay in qaab ciyaareedka macalinka cusub ee kooxda Chelsea Maurizio Sarri uu ka duwan…
Read More » -
Spain
Mateo Kovacic oo sabab la yaab leh darteed u diiday ku biirida Man United
(Manchester) 01 Agoosto 2018 Laacibka reer Croatia ee Mateo Kovacic ayaa sabab la yaab leh darteed u diiday inuu ku biiro Manchester…
Read More »