Month: August 2018
-
Champ' League
Hernán Crespo oo u rajeeyay Messi inuu xili ciyaareedkan kula guuleysto Barcelona tartanka Champions League
(Barcelona) 31 Agoosto 2018. Halyayga reer Argantina iyo kooxda Inter Milan Hernán Crespo ayaa u rajeeyay in xidiga ay isku dalka…
Read More » -
Italy
Macalinka xulka qaranka Portugal Fernando Santos oo ku dooday in Cristiano Ronaldo si weyn loo dulmiyay
(Yurub) 31 Agoosto 2018. Macalinka xulka qaranka Portugal Fernando Santos ayaa sheegay inuusan ku guuleysan Cristiano Ronaldo abaal marinta UEFA ee…
Read More » -
England
“Wali waxaan ku gudi jirnaa bilaw”… Pep Guardiola oo garab istaag weyn u muujiyay Manchester United
(Manchester) 31 Agoosto 2018. Pep Guardiola ayaa tilmaamay in Manchester United ay ka mid noqon doonto kooxaha ku dagaalami doono xili…
Read More » -
Spain
RASMI: Real Madrid oo ku dhawaaqday in xidig cusub uu ka dhaqaaqay Santiago Bernabéu
(Real Madrid) 31 Agoosto 2018. Real Madrid ayaa ku dhawaaqday in uu garoonkeeda Santiago Bernabéu ka dhaqaaqay xidig cusub xili suuqa…
Read More » -
England
Maurizio Sarri oo talaabo u jira inuu ka sameeyo kulanka Bournemouth rikoorkiisa ugu horeeya Premier League
(Chelsea) 31 Agoosto 2018. Garoonka Stamford Bridge ayaa martigelin doona mid ka mid ah kulamada wareega afaraad ee horyaalka Premier League…
Read More » -
Uncategorized1
Maxay tahay SABABTA uu xalay Ronaldo uga maqnaa Xaflada…..(Miyuu Ogaa inaan loo dooran doonin Laacibka Sanadka?)
(Europe) 31 Agoosto 2018. Cristiano Ronaldo ayaa xalay u Gooyay xafladii lagu bixinayay abaal marinta laacibka ugu fiican Yurub iyadoona…
Read More » -
Champ' League
Muxuu Jurgen Klopp ka yiri in Liverpool Xalay lagu aadiyay PSG iyo Napoli????
(England) 31 Agoosto 2018. Isku aadka Champions League oo xalay la soo saaray ayaa kooxda Liverpool lagu riday Group C…
Read More » -
Uncategorized1
Ogoow Goorta la ciyaarayo Europe League iyo halka uu ka dhici doono FINAL ka
(Europe) 31 Agoosto 2018. Waxaa la soo saaray isku aadka Europe League iyadoo ay Chelsea dib uga soo muuqatay markii…
Read More » -
Uncategorized1
DEG DEG: Isku aadka Europe League oo la soo saaray…(Chelsea oo…..)
(Europe) 31 Agoosto 2018. Waxaa la soo saaray isku aadka Europe League iyadoo ay Chelsea dib uga soo muuqatay markii…
Read More » -
Spain
Ma aamineysid inta Dhibcood uu Modric ku garaacay Ronaldo iyo Maxamed Saalax abaal marinta Laacibka Sanadka
(Europe) 31 Agoosto 2018. Luka Modric ayaa xalay loo caleemo saaray laacibka Sanadka ee Yurub isagoona dhibco badan ku garaacay…
Read More »