Tababarkii saaka ee Juventus iyo Cristiano Ronaldo oo ka soo muuqday +SAWIRRO

(Torino) 31 Luulyo 2018 Ciyaartoyda kooxda Juventus ee ka soo laabtay fasaxa xaggaaga ayaa saaka tababar gaar ah ku qaatay xaruntooda.

Ilaa 6-laacib oo uu ku jiro Cristiano Ronaldo ayaa saaka tababar ku qaatay xarunta tababarka Juventus ee magaalada Torino maadaama kooxda inteeda kale ay ku maqanyihiin Maraykanka.

Gonzalo Higuain, Paulo Dybala, Juan Cuadrado iyo Douglas Costa ayaa ku wehliyay Cristiano Ronaldo tababarkii saaka.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close