PSG oo gabi ahaanba diiday in Adrien Rabiot uu u dhaqaaqo Barcelona

(Paris) 31 Luulyo 2018 Kooxda reer France ee PSG ayaa ka hor istaagtay laacibkeeda Adrien Rabiot inuu u dhaqaaqo Barcelona.

Adrien Rabiot ayaa heshiis afka ah la gaaray Barcelona si uu ugu biiro suuqa xaggaagan laakiin PSG ayaa diiday inuu baxo.

Image result for Adrien Rabiot

Mundo Deportivo ayaa daaha ka qaaday in milkiilaha PSG uu ku cadaadinayo Adrien Rabiot inuu heshiis cusub u saxiixo kooxda.

Tilaabada uu qaadayo milkiilaha PSG ee Nasser Al-Khelaifi ayaa hor istaagaysa fursadii Adrien Rabiot uu doonayay inuu ugu dhaqaaqo Camp Nou suuqa xaggaagan.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close