Day: July 31, 2018
-
England
RASMI: FA-ga England oo ku dhawaaqay sharciyo cusub ee loogu talagalay tababarayaasha kahor xili ciyaareedka cusub
(England) 31 Luulyo 2018. Xiriirka kubada cagta dalka England ee FA-ga ayaa ku dhawaaqday sharciyo cusub oo loogu talagalay tababarayaasha koobka…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo ku niyad jabiyay jamaahiirta kooxda Liverpool go’aankan layaabka leh
(Liverpool) 31 Luulyo 2018. Warbaahinta ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Talaado ah go’aamada qaar ee macalinka kooxda Liverpool Jürgen…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Jose Mourinho macalinka kooxda Chelsea Maurizio Sarri?
(England) 31 Luulyo 2018.Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa wareysi uu la yeeshay Shabakada “Sports Sports” ee dalka…
Read More » -
France
“Waxaan nahay bini’aadam, qof walbana wuxuu leeyahay ceybo u gaar ah”…Hooyada dhashay Neymar oo si weyn u difaacday wiilkeeda
(PSG) 31 Luulyo 2018. Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa ka helay fariin ay ku garab istaageyso hooyadiis, kadib…
Read More » -
Italy
“Waxaan u maleynayay in heshiiska Ronaldo uu ahaa mid aan macquul aheyn”…Giorgio Chiellini
(Juventus) 31 Luulyo 2018. Kabtanka cusub ee kooxda Juventus Giorgio Chiellini ayaa wuxuu ka hadlay saxiixa cusub ee rikoorka ah Bianconeri…
Read More » -
England
RASMI: Arsenal oo heshiis ka saxiixday da’yarkeeda cajiibka ah ee Emile Smith Rowe
(London) 31 Luulyo 2018 Arsenal ayaa heshiis cusub ku abaal marisay laacibkeeda u soo baxay sanadkaan ee Emile Smith Rowe. 18 jirkaan…
Read More » -
France
PSG oo gabi ahaanba diiday in Adrien Rabiot uu u dhaqaaqo Barcelona
(Paris) 31 Luulyo 2018 Kooxda reer France ee PSG ayaa ka hor istaagtay laacibkeeda Adrien Rabiot inuu u dhaqaaqo Barcelona. Adrien Rabiot…
Read More » -
Italy
Julen Lopetegui oo u sheegay Real Madrid in la dadajiyo saxiixa laacib kaan
(Madrid) 31 Luulyo 2018 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Julen Lopetegui ayaa kooxdiisa ku wargaliyay in la dadajiyo saxiixa weerar yahan uu…
Read More » -
Italy
Tababarkii saaka ee Juventus iyo Cristiano Ronaldo oo ka soo muuqday +SAWIRRO
(Torino) 31 Luulyo 2018 Ciyaartoyda kooxda Juventus ee ka soo laabtay fasaxa xaggaaga ayaa saaka tababar gaar ah ku qaatay xaruntooda.…
Read More » -
Italy
Leonardo Bonucci oo la filayo inuu seego kulanka caawa ee Tottenham
(Milan) 31 Luulyo 2018 Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya talyaaniga, kabtanka kooxda AC.Milan ee Leonardo Bonucci ayaa la filayaa inuu seego…
Read More »