Messi oo ka soo gudbay bini’aadamkii haatan u soo jeestay xayawaanka! (Arag sida uu u galay Eeygiisa)!

(Barcelona) 30 Luulyo 2018 Lionel Messi ayaa ka soo gudbay bini aadamkii, wuxuuna si cajiib ah u ciyaar baray Eeygiisa oo lagu magacaabo Hulk.

Xaaska Lionel Messi ee Antonella Roccuzzo ayaa soo dhigtay barteeda Instagram-ka muuqaal ay ka duubtay seeygeeda iyo Eeygiisa oo wada ciyaaraya.

Messi ayaa xitaa u diiday Eeyga inuu taabto kubadda, wuxuuna ugu baashaalay si cajiib ah, taageerayaasha kubadda cagta ayaana ka bixiyay faalo kala duwan.

Halkaan ka DAAWO:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close