Day: July 30, 2018
-
France
Waxaan kala hadlay Edinson Cavani dhawaan taleefan, wuxuuna u muuqday inuu ku farasan yahay halkan”…Thomas Tuchel
(PSG) 30 Luulyo 2018.Tababaraha Thomas Tuchel ayaa shaaca ka qaaday in Paris St Germain ayaa wuxuu ka warbixiyay go’aankiisa kaga…
Read More » -
Italy
Faafaahinta tababarka ugu horeeyay Cristiano Ronaldo ee kooxda Juventus+ SAWIRO
(Juventus) 30 Luulyo 2018. Xidiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa markii ugu horeysay kasoo muuqday xarunta kooxda Juventus ee dalka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Sokratis Papastathopoulos oo siiyay talo ku saabsan magaciisa ciyaartoyda iyo taageerayaasha Arsenal!
(London) 30 Luulyo 2018 Daafaca dalka Giriiga ee dhawaantaan ku biiray Arsenal ayaa talo ku saabsan magaciisa siiyay ciyaartoyda iyo taageerayaasha…
Read More » -
England
Pogba oo shaaca ka qaaday sirta ka dambeysa inuusan kala soo muuqan koobka aduunka 2018 sheekada layaabka leh ee la xiriirta timahiisa
(Manchester) 30 Luulyo 2018. Ciyaaryahanka reer France ee Paul Pogba ayaa wuxuu shaaca ka qaaday sirta ka dambeysa inuusan koobka aduunka…
Read More » -
Italy
“Cristiano waa dhamaad”… madaxweynaha kooxda Napoli Aurelio De Laurentiis oo weeraray Ronaldo
(Juventus) 30 Luulyo 2018. Aurelio De Laurentiis ayaa kaga digay Juventus sida ay ugu qaldanaayeen inay sameeyaan heshiiska Cristiano Ronaldo,.…
Read More » -
Spain
“Ujeedka Barcelona waa mid weyn, laakiin waxaan bar-tilmaameed ka dhiganeynaa hal arin”… Philippe Coutinho
(Barcelona) 30 Luulyo 2018. Xiddiga reer Brazil Philippe Coutinho ayaa wuxuu ka warbixiyay ujeedka koowaad ee kooxda Barcelona xili ciyaareedka cusub…
Read More » -
England
Florentino Pérez oo ka laaban doona raacdada Hazard si uu ula saxiixdo bar-tilmaameedkii hore Real Madrid
(Real Madrid) 30 Luulyo 2018. Madaxweynaha kooxda Real Madrid Florentino Pérez ayaa u muuqda inuusan waqti badan ku qasaarin doonin raacadada…
Read More » -
England
Madaxwaynaha Napoli oo sheegay hal sabab oo ku kaliftay inuu cayriyo Maurizio Sarri
(Naples) 30 Luulyo 2018 Madaxwaynaha kooxda Napoli ayaa daaha ka qaaday sababtii ugu waynayd ee uu u cayriyay Maurizio Sarri. Tababaraha reer…
Read More » -
Italy
Miralem Pjanic oo shardigaan ku xiray sii joogitaan kiisa Juventus
(Torino) 30 Luulyo 2018 Kubadd abuuraha kooxda Juventus iyo xulka Bosnia ee Miralem Pjanic ayaa shardi ku xiray inuu sii joogo kooxdiisa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Messi oo ka soo gudbay bini’aadamkii haatan u soo jeestay xayawaanka! (Arag sida uu u galay Eeygiisa)!
(Barcelona) 30 Luulyo 2018 Lionel Messi ayaa ka soo gudbay bini aadamkii, wuxuuna si cajiib ah u ciyaar baray Eeygiisa oo…
Read More »