Day: July 29, 2018
-
Spain
“Florentino Perez waa sababta ugu weyn ee bixitaanka Cristiano Ronaldo”… Agaasimihii hore Real Madrid Predrag Mijatović
(Real Madrid) 29 Luulyo 2018. Agaasimihii hore kooxda Real Madrid Predrag Mijatović ayaa aaminsan in bixitaanka Cristiano Ronaldo ay sabab u…
Read More » -
England
“Mesut Ozil waa fulay hadana doqon ah”… Halyayga reer Germany Fredi Bobic
(Germany) 29 Luulyo 2018. Laacibkii hore reer Germany Fredi Bobic ayaa ku tilmaamay Mesut Özil mid fulay ah, kadib markii uu…
Read More » -
England
Mourinho oo musharaxa labaad ka noqday liis ka kooban macalinta la filayo in xili hore shaqada laga ceyrin doono xili ciyaareedka cusub
(England) 29 Luulyo 2018. Jose Mourinho ayaa kasoo hor muuqday shir jaraa’id kadib markii ay kooxda Manchester United kala kulantay guuldaro…
Read More » -
France
“Ku biirista Ronaldo ee kooxda Juventus waxba igama galin, sababtoo ah hada waxaan ka ahay daawade oo kaliya”… Buffon
(PSG) 29 Luulyo 2018. Goolhaayaha kooxda reer France ee PSG Gianluigi Buffon ayaa iska diiday inuu ka hadlo heshiiska uu Cristiano…
Read More » -
England
David Ospina oo ku dhaw inuu ka tago Arsenal
(London) 29 Luulyo 2018 Goolhayaha reer Colombia ee David Ospina ayaa ku dhaw inuu ka tago Arsenal suuqa kala iibsiga ee xaggaagan.…
Read More » -
Italy
Alex Sandro oo niyad jab ku riday kooxaha Manchester United iyo Paris St Germain
(Juventus) 29 Luulyo 2018. Daafaca garabka bidix ee reer Brazil Alex Sandro ayaa kusii dhawaanaya inuu sii joogo Bianconeri xiliyada soo…
Read More » -
England
PSG oo diiday inay la wareegto mid kamid ah xiddigaha Manchester United
(Paris) 29 Luulyo 2018 PSG ayaa iska diiday inay la wareegto mid kamid ah ciyaartoyda kooxda Manchester United suuqa xaggaagan. The…
Read More » -
Spain
Tababare Julen Lopetegui oo baajiyay tababarkii maanta ee Real Madrid (Maxaa dhacay?)
(USA) 29 Luulyo 2018 Tababare Julen Lopetegui ayaa baajiyay tababarkii maanta la filayay in ciyaartoyda Real Madrid ay qaataan. Idaacada Cadena Cope…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Alvaro Morata oo loo dhalay MATAANO, wuxuuna Durba go’aansaday inuu…!!+SAWIRRO
(London) 29 Luulyo 2018. Dhaliyaha Chelsea Alvaro Morata ayaa waxaa loo dhalay labo Wiil oo Maatano ah. Xiddiga reer Spain…
Read More » -
Spain
Dani Carvajal oo ka hadlay furaha guusha ee kooxda Real Madrid
(Real Madrid) 29 Luulyo 2018. Difaaca garabka bidix ee kooxda Real Madrid Dani Carvajal ayaa rajeynaya inuu la shaqeeyo tababaraha cusub…
Read More »