Day: July 28, 2018
-
England
Chelsea oo hogaaminaysa kooxaha loogu necebyahay Premier League balse yaa hogaaminaya kooxaha loogu jecel yahay?
(London) 28 Luulyo 2018 Chelsea ayaa hogaanka u haysa kooxaha loogu necebyahay horyaalka ingiriiska kadib cod uruurin la sameeyay. Mirror ayaa…
Read More » -
England
Adam Lallana oo sheegay in kulanka Liverpool iyo Manchester United uusan ahayn mid saaxiibtinimo
(USA) 28 Luulyo 2018 Laacibka kooxda Liverpool ee Adam Lallana ayaa sheegay in kulanka ay la ciyaarayaan goor dhaw Manchester United uusan…
Read More » -
England
Miralem Pjanić oo ugu dambeyn ka baxay aamusnaanta kana hadlay wararka ku aadan inuu ka tagayo Juventus
(Juventus) 28 Luulyo 2018. Xidiga khadka dhexe reer Bosnia Miralem Pjanić ayaa ka hadlay wararka ku aadan inuu doonayo u dhaqaaqista…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee Liverpool vs Manchester United (Salah iyo Mane oo ku soo bilowday)
(USA) 28 Luulyo 2018 Kooxaha Liverpool iyo Manchester United ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya 12-ka saqda…
Read More » -
Spain
Lopetegui oo magacaabay liiska xidigaha Real Madrid kaga qeyb galaya kulamada diyaar garowga ee xili ciyaareedka cusub
(Real Madrid) 28 Luulyo 2018. Macalinka kooxda Real Madrid Julen Lopetegui ayaa maanta oo sabti ah ku dhawaaqay liis xidigo…
Read More » -
England
David Silva oo soo bandhigay wajiga bini’aadamnimo uu kala kulmay macalinka kooxda Man City ee Pep Guardiola
(Manchester) 28 Luulyo 2018. David Silva ayaa shaaca ka qaaday wajiga bini’aadamnimo ee macalinka kooxda Manchester City ee Pep Guardiola uu…
Read More » -
England
Garsoorihii dhex dhexaadiyay kulankii Arsenal iyo PSG oo codsi layaab leh u gudbiyay Ozil iyo laacibka oo aqbalay codsiga garsooraha!
(Singapore) 28 Luulyo 2018 Garsoorihii dhex dhexaadiyay kulankii Arsenal iyo PSG ee galabta ayaa sameeyay arin layaab leh kadib codsi lama…
Read More » -
Soomaaliya
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN: Goolhayihiin Xulka Qaranka Soomaaliya oo Geeriyooday
(Istanbul) 28 Luulyo 2018. Waxaa dhawaan na soo gaaray inuu Geeriyooyad Goolhayihii xulka Qaranka Soomaaliya iyo naadiga Elman ee Axmed…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee Chelsea vs Inter Milan (Jorginho oo ku soo bilowday)
(Australia) 28 Luulyo 2018 Kooxaha Chelsea iyo Inter Milan ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya 9-ka fiidnimo.…
Read More » -
England
Tababaraha PSG oo ku jees jeesay Arsenal kadib guul daradii ay u gaysteen galabta
(Paris) 28 Luulyo 2018 Tababaraha kooxda PSG ee Thomas Tuchel ayaa ka dhawaajiyay hadal jees jees u muuqday oo uu ka…
Read More »