Thomas Lemar oo ka gudbay tijaabada caafimaadka ee Atletico Madrid +SAWIRRO

(Madrid) 27 Luulyo 2018 Thomas Lemar ayaa shalay soo gaaray xarunta kooxdiisa cusub ee Atletico Madrid.

Kooxda ayaa ka hor koobkii adduunka dhamaystirtay saxiixa Thomas Lemar, saaka ayuuna kooxda reer Spain u maray tijaabada caafimaadka.

Atletico Madrid ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in Thomas Lemar uu ka gudbay tijaabada caafimaadka isla markaana uu qayb ka noqon doono ciyaartoyda u diyaar garoobaya xiliciyaareedka cusub.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close