Waa SHAX cajiib ah oo kulmisay xiddigo waa wayn, laakiin Gadigood Bilaash ayaa lagu heli karaa… (Yaad kooxdaada la dooneysaa?) + SAWIRRO

(World) 26 Luulyo 2018. Xiddigo waa weyn oo magac leh ayaa suuqa laga heli karaa iyagoo xor ah oo aysan lacag badani ku baxaynin, kooxdii doonta ayaana ka qaadan karta suuqa kala iibsiga xiddigaha.

John Terry, Patrice Evra, Yaya Toure iyo Samir Nasri ayaa ka mid ah xiddigaha magaca leh ee sida bilaasha ah lagu heli karo haatan.

Suuqa kala iibsiga xiddigaha ayaa xirmi doona 9 bisha Agoosto inta ka horreysanaya xiddigahan waa weyn ayaa kooxdii doontaa ay suuqa si bilaash ah uga heli kartaa.

Haddaba Wargeyska The Sun ayaa shax cajiib ah ka sameeyey 11-ka ugu shidan ee xiddigaha gadigood sida bilaasha ah lagu heli karo:-

GOOLHAYE

Boaz Myhill

DIFAACYADA:

Dambeedka midig – Glen Johnson

Difaac dhexe – John Terry

Difaac dhexe – James Collins

Dambeedka bidix – Patrice Evra

KHADKA DHEXE

Yaya Toure

Alex Song

Max Meyer

WEERARKA

Hatem Ben Arfa

Giuseppe Rossi

Samir Nasri

SHAXDA OO DHAMMAYSTIRAN:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close