Jadwalka kulamada horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga ee xili ciyaareedka 2018-2019 oo lasoo saaray

(Serie A) 26  July 2018. Waxaa lasoo saaray jadwalka horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga ee xili ciyaareedka 2018/2019, waxaana isbuuca koowaa is arki doona kooxaha Lazio iyo Napoli.

horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga ayaa la daah furi doonaa 18 bisha August ee soo aadan, wuxuuna xili ciyaareedka soconayaa ilaa iyo Axadda, May 26-keeda sanada 2019, xiligaas oo dhamaan kulamada la wada ciyaari doono hal waqti.

Waxaa jira saddex toddobaad oo isbuuca gudihiisa la ciyaari doono waana 26-ka Sebtembar, Disembar 26-keeda, iyo Abriil 3-deeda.

Waxaa jiri doona afar fasax oo caalami ah 9-ka Sebtember, 14-ka Oktoobar, 18-ka Noofambar iyo 24-ka Maarso.

Kulanka ay Napoli la ciyaareyso Lazio waa kan ugu horeeya ee wareega koowaad.

Juventus ayaa ku bilaabaysa difaacashadeeda horyaalka kulanka ay martida u noqon doonto Chievo, AC Milan ayaa la ciyaari doonta Genoa, Torino iyo Roma, sidoo kale Inter Milan ayaa la ciyaari doonta Sassolo.

Wareega 1-aad.

DjDGLQcX4AATOKa

Wareega 2-aad.

DjDGyiAXoAAxv71

Wareega 3-aad

DjDHdiSXsAsFp2d

Wareega 4-aad

DjDHnrGW4AAmrct

Wareega 5-aad

DjDIJtNXgAAokG7

Wareega 6-aad.

DjDIKl6XgAAIv6a

Wareega 7-aad.

DjDIvPZXsAAl1vc

Wareega 8-aad.

DjDJLjTWsAAaWmL

Wareega 9-aad.

DjDJOApWwAEREbj

Wareega 10-aad.

DjDKM_BWsAEzyzp

Wareega 11-aad.

DjDKnx6X0AAUZxi

Wareega 12-aad.

DjDKpMYX0AUBcwK

Wareega 13-aad.

DjDLLj5X4AEu7UU

Wareega 14-aad.

DjDLMiOWwAAKEnE

Wareega 15-aad.

DjDLv37XoAErlGr

Wareega 16-aad.

DjDL0EHWsAES_0n

Wareega 17-aad.

DjDMnOFXcAA61IB

Wareega 18-aad.

DjDMnOFXcAA61IB

Wareega 19-aad.

DjDNRtFWsAEjQwW

Wareega 20-aad.

DjDNyTgX0AAIu2L

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close