Day: July 26, 2018
-
England
Petr Čech oo garab istaag weyn u muujiyay Mesut Özil, kadib markii uu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah
(Arsenal) 26 July 2018. Goolhaayaha kooxda Arsenal Petr Čech ayaa garab istaag weyn u muujiyay saaxiibkiis reer Germany ee Mesut Özil, kadib…
Read More » -
England
Jose Mourinho oo sharaxaad ka bixiyay faa’iidada ka dambeyn karta ku biirista Cristiano Ronaldo ee kooxda Juventus
(Manchester) 26 July 2018. Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa cadeeyay muhiimada uu Cristiano Ronaldo ugu wareegay kooxda Juventus, guud…
Read More » -
Italy
Jadwalka kulamada horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga ee xili ciyaareedka 2018-2019 oo lasoo saaray
(Serie A) 26 July 2018. Waxaa lasoo saaray jadwalka horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga ee xili ciyaareedka 2018/2019, waxaana isbuuca koowaa…
Read More » -
England
“Waxaan ku raaxeysan doonaa u ciyaarista kooxda Arsenal in ka badan Manchester United”…Henrikh Mkhitaryan
(Arsenal) 26 July 2018. Xidiga reer Armenia ee Henrikh Mkhitaryan ayaa yimid kooxda Arsenal bishii January ee lasoo dhaafay, wuxuuna sheegay in…
Read More » -
Italy
Massimiliano Allegri oo ka warbixiyay booska uu Cristiano Ronaldo kaga ciyaari doono kooxda Juventus
(Juventus) 26 July 2018. Macalinka kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa wuxuu shaaca ka qaaday booska uu Cristiano Ronaldo kaga ciyaari doono shaxda…
Read More » -
Spain
Dani Carvajal oo saadaal ka bixiyay saddexda xidid ee isugu soo hari doonta ku guuleysiga abaal marinta Ballon d’Or
(Real Madrid) 26 July 2018. Difaaca kooxda Real Madrid Dani Carvajal ayaa shaaca ka qaaday seddexda musharax ee ku dagaalami doonta abaalmarinta…
Read More » -
England
Dimitar Berbatov oo saadaaliyay AFARTA kooxood kaalmaha sare kaga dhamaysan doono Premier League xili ciyaareedka cusub
(England) 26 Luulyo 2018. Waxaa bilaawatay in laga sii hadlo xili ciyaareedka cusub ee 2018/2019, gaar ahaan saadaalinta Premier League, maadaama…
Read More » -
England
Waa SHAX cajiib ah oo kulmisay xiddigo waa wayn, laakiin Gadigood Bilaash ayaa lagu heli karaa… (Yaad kooxdaada la dooneysaa?) + SAWIRRO
(World) 26 Luulyo 2018. Xiddigo waa weyn oo magac leh ayaa suuqa laga heli karaa iyagoo xor ah oo aysan…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo dalab qaali ah u bandhigeysa kooxda Paris St Germain si ay kaga hesho Edison Cavani
(Real Madrid) 26 Luulyo 2018. Real Madrid ayaa bixin doonta dalab weyn oo ay ku dooneyso weeraryahanka kooxda Paris St Germain…
Read More » -
England
David Silva oo ka hadlay xiliga uu ka tagi doono kooxda Manchester City
(Manchester) 26 Luulyo 2018. David Silva ayaa wuxuu xaqiijiyay inuusan u saxiixi doonin Manchester City heshiis cusub. Khadka dhexe reer Spain…
Read More »