RASMI: Goolkii ugu quruxda badnaa tartanka Koobka Adduunka 2018 oo la shaaciyey…(Yaa ku guuleystay?) + DAAWO

(World) 25 Luulyo 2018. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa shaaciyey goolkii ugu quruxda badnaa tartanka Koobka Adduunka 2018.

Waxaa loo doortay goolkii ugu quruxda badnaa Koobka Adduunka 2018 midkii uu Benjamin Pavard ka dhaliyey bannaanka xerada ganaaxa kulankii dhexmaray xulkiisa qaranka France iyo Argentina 30-ka bishii June.

Goolka ugu qurxnaa Koobka Adduunka 2018, halkaan hoose ka daawo:-

Haddaba halkaan hoose ka eeg sida sanadihii ugu dambeeyey loogu kala guuleystay goolka ugu quruxda badan Koobka Adduunka:-

2006 – Maxi Rodríguez (Argentina)

2010 – Diego Forlan (Uruguay)

2014 – James Rodríguez (Colombia)

2018 – Benjamin Pavard (France)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close