Day: July 25, 2018
-
Spain
“Waxaan jeclaan lahaa in sanadkan uu noqdo sanadkeyga”….Denis Suárez
(Barcelona) 25 Luulyo 2018. Denis Suárez ayaa xaqiijiyay inuu go’aansaday inuu naftiisa ku cadaadin doono sida uu boos kaga heli…
Read More » -
Italy
RASMI: AC Milan oo xaqiijisay in Leonardo uu dib ugu soo laabtay
(Milan) 25 Luulyo 2018. Milan ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in Leonardo uu ku soo laabtay kooxda, si uu u…
Read More » -
Italy
Dani Carvajal oo niyad jab ku riday Cristiano Ronaldo kadib markii uu doortay laacibkii ugu fiicnaa taariikhda kooxda Real Madrid
(Real Madrid) 25 Luulyo 2018. Daafaca kooxda Real Madrid Dani Carvajal ayaa ka careysiiyay saaxiibkiisii hore ee Cristiano Ronaldo kadib markii…
Read More » -
England
“Leicester City iyo Brighton way naga fiican yihiin”…. Jose Mourinho oo la kaftamay Jamaahiirta kooxda Man United
(Manchester) 25 Luulyo 2018. Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay xaalada haatan Red Devils ee diyaar garowga…
Read More » -
France
RASMI: Goolkii ugu quruxda badnaa tartanka Koobka Adduunka 2018 oo la shaaciyey…(Yaa ku guuleystay?) + DAAWO
(World) 25 Luulyo 2018. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa shaaciyey goolkii ugu quruxda badnaa tartanka Koobka Adduunka 2018.…
Read More » -
England
Cristiano Ronaldo oo ka careysiiyay macalinka kooxda Manchester United José Mourinho
(Manchester) 25 Luulyo 2018. Wargeyka “The Sun” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in ku biirista Cristiano Ronaldo ee kooxda Juventus ay…
Read More » -
Spain
“Cristiano Ronaldo wuxuu door biday loolan cuub, wax walwal ahna kama qabo Diego Godín”…. Diego Simeone
(Atletico) 25 Luulyo 2018. Macalinka kooxda Atletico Madrid ee Diego Simeone ayaa sheegay in go’aanka uu kabtanka xulka qaranka Portugal ee…
Read More » -
France
Paris-St Germain oo ku war galisay Real Madrid qiimaha ay kaga iibineyso Edinson Cavani
(PSG) 25 Luulyo 2018. Maamulka kooxda Real Madrid ayaa waxay diyaarinayaan qiimaha rasmiga ah ku doonayaan in Paris-St Germain ay kala…
Read More » -
Italy
Ronaldo oo Juventus ka Dalbaday inay Barcelona ka soo qaataan Xiddigan…!!!
(Turin) 25 Luulyo 2018. Cristiano Ronaldo ayaa la warinayaa inuu kooxdiisa Cusub ee Juventus uu ka dalbaday in loo keeno…
Read More » -
Spain
RASMI: saxiixa cusub kooxda Barcelona ee reer Brazil Malcom oo ka gudbay tijaabada caafimaadka
(Barclona) 25 Luulyo 2018. Xidiga reer Brazil ee Malcom ayaa ka gudbay tijaabada caafimaadka ee kooxda Barcelona maanta Arbaco ah, kahor…
Read More »