SAWIRRO: Barcelona oo soo bandhigtay xiddigii ay ka afduubatay Roma

(Barcelona) 24 Luulyo 2018. Barcelona ayaa soo bandhigtay Malcom oo ay kala soo wareegtay kooxda Bordeaux.

Wiilka reer Brazil ayaa qarka u saarnaa inuu ku biiro Roma oo ay wax kasta ku heshiiyeen, balse waxaa ka awood badiyay kooxda xafidaneysa La Liga.

Barcelona ayaa 5-sano ka saxiixatay Malcom oo ay kula soo wareegtay adduun dhan 36.5 milyan oo bound.

Chelsea ayaa faa,iido ku qabto heshiiskan waayo waxay u badan tahay inuu u bad baadi doono William oo ay si daran u dooneysay Barcelona.

SAWIRRO:

The Brazilian was set to sign for Roma, but Barca swooped in at the last minute to sign him

Barca's newest acquisition posed for the cameras after completing his move to the Nou Camp

Catalans swooped at the 11th hour to sign their man

Barcelona welcomed Malcom to the club after he penned a five-year deal at the Nou Camp

Malcom posed with his agent Junior Minguella (right) as he settled into his new surroundings

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close