DEG DEG: Liiska Musharixiinta Abaal marinta Laacibka Sanadka 2018 oo lagu dhawaaqay

(Europe) 24 Luulyo 2018. Waxaa la soo saaray Liiska Musharxiinta Abaal marinta Laacibka Sanadka ee FIFA the best.
Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa hor kacaya inkastoo ay abaal marinta sanadkan cid kasta u furan tahay kaddib markii ay labadii xooga ku heystay ay ku fashilmeen Koobkii Adduunka.
Magaca ugu wayn ee Liiskan laga tabayo ayaa ah xiddiga PSG iyo xulka Brazil Neymar.
Abaal marinta waxaa lagu bixin doonaa London 24 ka bisha Septemper.
EEG LIISKA:
Cristiano Ronaldo
Kevin De Bruyne
Antoine Griezmann
Eden Hazard
Harry Kane
Kylian Mbappe
Lionel Messi
Luka Modric
Mohamed Salah
Raphael Varane
Gool FM.