Mbappe oo Messi iyo Ronaldo midkood ka saaray tartanka Ballon d’Or! (Wuxuu magacaabay 5-laacib oo isagu uu ku jiro)

(Paris) 23 Luulyo 2018 Weerar yahanka kooxda PSG iyo xulka France ee Kylian Mbappe ayaa daaha ka qaaday ilaa 5-laacib oo u qalma Ballon d’Or sanadkaan.

Kylian Mbappe ayaa tartanka abaal marinta xiddiga adduunka ka saaray Lionel Messi kaas oo Barcelona la qaaday 2-koob.

Wuxuu magacaabay in sanadkaan abaal marinta ay u qalmaan xiddigaha kala ah isaga, Ronaldo, Neymar, Modric iyo Varane.

Mbappe oo waraysi gaar ah siiyay France Football ayaa la waydiiyay xiddigaha uu u dooranayo tartanka Ballon d’Or, wuxuuna yiri:

“Liiska xiddigaha u qalma ku guulaysiga Ballon d’Or waxaan ka dhigayaa Ronaldo, Neymar, Modric, Varane iyo aniga”.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close