Day: July 23, 2018
-
Bannaanka Garoonka
Waxay ahaayeen 15-Ruux oo ay Doon la QUUSTAY, iyagoo Halis ku jira ayaa waxaa meel uga soo baxay Laacib ka tirsanaa Real Madrid
(Aveiro) 23 Luulyo 2018. 15 Kaluumeysato ah ayaa waxaa la quusay doonidii ay saarnaayeen iyagoo jooga meel xeebta u jirta…
Read More » -
Uncategorized1
“Musuqmaasuq”…Diego Maradona oo dib u weeraray xiriirka kubada cagta dalka Argantina
(Argantina) 22 Luulyo 2018. Diego Maradona ayaa bilaabay inuu markale dib u weeraro xiriirka kubada cagta dalka Argantina, kadib musiibadii ay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Chelsea oo wajahaysa dhibaato, Maurizio Sarri oo la ogaaday inuu maalinkii cabo 80-xabo oo sigaar ah iyo Blues oo qaadaysa tilaabtaan!!
(London) 23 Luulyo 2018 Chelsea ayaa wajahaysa dhibaato badan kadib markii la xaqiijiyay in tababarehooda cusub uu si xad dhaaf ah…
Read More » -
France
Neymar Jr oo ka saaray Cristiano Ronaldo kooxdiisa Riyada ee ka kooban 5 ciyaatoy oo kaliya
(PSG) 23 Luulyo 2018. Xidiga kooxda Paris Saint-Germain Neymar Jr ayaa la hadlay saxaafada kadib markii uu ka qeyb galay tartan…
Read More » -
France
Mbappe oo Messi iyo Ronaldo midkood ka saaray tartanka Ballon d’Or! (Wuxuu magacaabay 5-laacib oo isagu uu ku jiro)
(Paris) 23 Luulyo 2018 Weerar yahanka kooxda PSG iyo xulka France ee Kylian Mbappe ayaa daaha ka qaaday ilaa 5-laacib oo u…
Read More » -
Germany
“Koobabka ugu fiicnaa nilosheyda waxaan kula guuleestay Real Madrid… James Rodríguez
(Bayern) 23 Luulyo 2018. Xidiga caalamiga ah ee reer Colombia ee Bayern Munich James Rodríguez ayaa dib u soo celiyay xiisaha…
Read More » -
England
Paul Pogba oo doonaya inuu dib ugu laabto kooxda Juventus sababa la xiriira Cristiano Ronaldo
(Manchester) 23 Luulyo 2018. Wargeyska “Marca” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in xidiga khadka dhexe ee kooxda…
Read More » -
England
“Pogba iyo Neymar waa sida caruurta da’adooda ka yar tahay 11 sano jir!”
(Yurub) 23 Luulyo 2018. Ciyaaryahankii hore ee kubada cagta Ingariiska Stan Collymore ayaa si adag u dhaleeceeyay ciyaartoyda haatan, Wuxuuna ku…
Read More » -
England
Xiriirka kubadda cagta Germany oo war ka soo saaray eedeyntii Ozil iyo ka fariisashadiisii xulka
(Berlin) 23 Luulyo 2018 Xiriirka kubadda cagta dalka Germany ayaa soo saaray bayaan ay uga jawaabayeen eedeyntii uga timid Mesut Ozil.…
Read More » -
England
Jorginho oo isbadalkiisa la yimid Chelsea! (45-daqiiqo oo kaliya ayuu ciyaaray laakiin wuxuu sameeyay …..)!
(London) 23 Luulyo 2018 Taageerayaasha kooxda Chelsea ayaa si wayn ula dhacay durba laacibka ku cusub kooxda ee Jorginho. Chelsea ayaa…
Read More »