Day: July 21, 2018
-
England
“Leroy Sané wuxuu heystaa xili ciyaareed cusub uu kusii hormarin karo awoodiisa ciyaareed”… Guardiola oo talooyin muhiim ah u diray Sané
(Man City) 21 Luulyo 2018. Pep Guardiola ayaa ka codsaday Leroy Sané inuu ka gudbo xaaladihii koobka aduunka 2018 ee dhawaan…
Read More » -
England
Alberto Moreno oo si weyn u amaanay olalaha cusub ee kooxda Liverpool
(Liverpool) 21 Luulyo 2018. Xidiga reer Spain ee kooxda Liverpool Alberto Moreno ayaa ku amaanay Reds olalaha cusub ee ku aadan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CAJIIB: Cristiano Ronaldo oo rikoor cusub ka dhigay Instagram-ka… (Muxuu sameeyey?)
(Turin) 21 Luulyo 2018. Cristiano Ronaldo ayaa rikoor cusub oo dhanka Like-ta ah ka dhigay Instagram-ka, kaddib markii sawir uu…
Read More » -
France
“Kadib ciyaarta waxaan jirkeyga saari jiray baraf mudo 4 ilaa iyo 5 saacadood”..Neymar Jr oo jawaab bixiyay kadib eedeymaha loo jeediyay
(PSG) 21 Luulyo 2018. Neymar Jr ayaa ka jawaabay eedeymaha loo soo jeediyay intii lagu jiray Koobkii Adduunka 2018, sababa la…
Read More » -
England
RASMI: Macallin Jose Mourinho oo magacaabay Kabtanka kooxda Man United ee xilli ciyaareedka 2018/19
(Manchester) 21 Luulyo 2018. Antonio Valencia ayaa sii ahaan doona Kabtanka kooxda Manchester United xilli ciyaareedka cusub ee 2018-19. Antonio…
Read More » -
England
Kooxda Roma oo ku fikireysa inay lasoo saxiixato goolhaayaha kooxda Arsenal Petr Čech
(Roma) 21 Luulyo 2018. Wargeyska “Sun” ee dalka England ayaa wuxu shaaca ka qaaday in kooxda ka dhisan caasimada Talyaaniga…
Read More » -
France
Dani Alves oo difaacay saaxiibkiis kooxda PSG Neymar Jr
(PSG) 21 Luulyo 2018. Dani Alves ayaa wuxuu difaacay xidiga ay isku dalka kasoo wada jeedaan ee Neymar Jr, kadib eedeymihii…
Read More » -
England
Kaddib Alisson oo ku biiray Kooxda Liverpool… (Arag SHAX laga sameeyay Xiddigihii ugu qaalisanaa kubbada cagta).. + SAWIRRO
(World) 21 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa lacagihii ugu badnaa abid Taariikhda kubbada Cagta ee lagu soo iibsado…
Read More » -
Spain
Yerry Mina oo go’aamiyay mustaqbalkiisa kooxda Barcelona
(Barcelona) 21 Luulyo 2018. Yerry Mina ayaa wuxuu xaqiijiyay inuu doonayo sii joogi taanka kooxdiisa Barcelona xili ciyaareedka soo aadan halka…
Read More » -
Horyaallada
Haddii uu tagay Cristiano Ronaldo, kumaa laadadka xorta ah u tuuri doona kooxda Real Madrid?
(Madrid) 21 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa isku dayi doonta inay noolaato Cristiano Ronaldo la’aantiis kaasoo ka tagay…
Read More »