War Biyaha ka daa oo kala soo bax Suulida……(Maxaa kala qabsaday Umtiti iyo Koobka Adduunka??)+SAWIRR

(Europe) 20 Luulyo 2018. Samuel Umtiti oo ka mid ahaa xiddigaha laf dhabarka u ah xulka Faransiiska isla markaana u suuro galiyay inay ku guuleystaan koobka Adduunka kaddib markii ay 4-2 uga adkaadeen Croatia ayaa si Yaab leh ugu dabaal degay Koobka .

Daafaca Barcelona ayaa koobkii la galay qolka Qubeyska, wuxuuna Baraha Bulshada soo dhigay Sawir ay wada qubeysanayaan koobka.

Koobka Adduunka ayaa xulka Faransiiska uga dhigan kii labaad maadaama ay horey ugu soo guuleysteen 1998.

EEG SAWIRKA:

Ah oui oui hein 😍🤣🏆🐻🇫🇷

A post shared by Samuel Umtiti (@samumtiti) on

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close