SAWIRRO: Tottenham oo soo bandhigtay maaliyadda ay minin iyo marti ku ciyaari doonto fasal ciyaareedka cusub ee 2018/19

(London) 19 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Tottenham Hotspur ee ka dheesha horyaalka Premier League ayaa soo bandhigtay labiska ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub.

Spurs waxa ay shaacisay maaliyadda ay ku ciyaari doonto minin iyo marti labadana marka ay martida tahay iyo marka martida loo yahay xilli ciyaareedka cusub ee 2018/19.

Labiskan cusub oo ay kooxda Tottenham ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub waxaa farsameysay shirkadda qalabka isboortiga ee Nike.

DAAWO SAWIRRO:

Maaliyadda ay ciyaari doonto Tottenham marka ay ku dheeleyso garoonkeeda:-

  

Maaliyadda ay ciyaari doonto Tottenham marka ay ku dheeleyso meel ka baxsan garoonkeeda:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close