Asensio oo JACEYLKA uu u qabo Ronaldo dartii doonaya in Qofkasta oo yimaada kooxda uusan…..!!!!

(Europe) 19 Luulyo 2018. Cristiano Ronaldo ayaa Sagaal sano uu ku sugnaa Bernabeu kaddib u caro gadistay dalka Talyaaniga isagoona ku biiray kooxda Juventus.

Waxaa lagula wareegay adduun dhan 88 milyan oo bound wuxuuna usbuuciina jeebka ku shuban doonaa mushaar qaali ah.

Xiddiga reer Spain ee kooxda Real Madrid Marco Asensio ayaa la warinayaa inuu ibinka doonayo inuu iska dhigo Lambarka 20-aad isla markaana uu xirto Lambarka uu ka tagay Saaxiibkii Cristiano Ronaldo.

Tokeo la picha la Ronaldo with Asensio

Sida uu sheegayo warsidaha reer Spain “Divenza Central” in 22-jirka uu doonayo inuu badel u noqdo booska Ronaldo iyo waliba Lambarkiisa iyadoo ay jirto in Real Madrid lala xiriirnayo Eden Hazard.

Jariiradda ayaa intaa ku dareysa in Asensia uu u arko in qofkasta uu yimaada kooxda ay tahay inuusan xiran Lambarka 7-aad, Jaceylka uu u qabo Ronaldo dartiina uu isaga doonayo inuu xafido Lambarka Saaxiibkii.

Juventus ayaa laacibka shanta jeer ku guuleystay Ballon d,Or u gacan galisay isla lambarka uu caanka ku yahay ee No.7.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close