“Antoine Griezmann waa xidiga ugu fiican aduunka”… Gabi oo amaanay saaxiibkiis hore kooxda Atlético Madrid

( Atlético) 19 Luulyo 2018. Kabtankii hore kooxda Atlético Madrid Gabi ayaa u arka in laacibka reer France  uu yahay kan ugu fiican aduunka.

Gabi ayaa ayaa u sheegay “Mundo Deportivo” ee dalka Spain in laacibka ugu fiican aduunka uu arko inuu yahay Antoine Griezmann.

“Waxyaabaha ay ku fiican tahay kooxda Atlético Madrid ayaa ah inuu ku sugan mid ka mid ah xidigaha ugu fuucan kubada cagta aduunka”.

“Aniga ahaan xidiga ugu wanaagsan aduunka xiligan la joogo waa Antoine Griezmann”.

“Aaxadii lasoo dhaafay Griezmann, wuxuu xulkiisa France kula guuleestay koobka aduunka 2018, halka Spain ay ka hareen tartanka”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close