Day: July 19, 2018
-
England
“Liverpool dib ayay u soo laabatay”… Fabinho oo fariin culus u diray kooxda Manchester City
(Liverpool) 19 Luulyo 2018. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Liverpool Fabinho ayaa ka hadlay tartanka la filayo inuu dhex mari doono Manchester…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Daanyeero ayaa ku guulaystay koobka adduunka”! – Ciyaartoyda xulka France oo loo gaystay Cunsuriyad wayn!!
(Paris) 19 Luulyo 2018 Wargays ka soo baxa dalka Faransiiska ayaa cunsuriyad kula kacay ciyaartoyda xulka qaranka France oo ku guulaystay…
Read More » -
France
Madaxweynihii hore kooxda Pescara oo kula taliyay Marco Verratti inuu ka dhaqaaqo Paris St Germain
(PSG) 19 Luulyo 2018. Madaxweynihii hore Marco Verratti ee kooxda Pescara ayaa kula taliyay xidiga khadka dhexe reer Talyaani inuu isaga dhaqaaqo…
Read More » -
France
“Antoine Griezmann waa xidiga ugu fiican aduunka”… Gabi oo amaanay saaxiibkiis hore kooxda Atlético Madrid
( Atlético) 19 Luulyo 2018. Kabtankii hore kooxda Atlético Madrid Gabi ayaa u arka in laacibka reer France uu yahay kan ugu…
Read More » -
Germany
Bayern Munich oo gacanta ku dhigtay mid kamid ah xiddigihii France la qaaday koobka adduunka
(Munich) 19 Luulyo 2018 Bayern Munich ayaa gacanta ku dhigtay mid kamid ah xiddigihii xulka France la qaaday koobkii adduunka. Wargayska…
Read More » -
England
Gonzalo Higuain iyo Daniele Rugani oo hal talaabo kaliya u jira inay u dhaqaaqaan kooxda Chelsea
(Chelsea) 19 Luulyo 2018. Daniele Rugani ayaa qarka u saaran inuu u dhaqaaqo kooxda ka dhisan magaalada London ee Chelsea inta lagu…
Read More » -
Spain
Taageerayaasha Real Madrid oo raali galin u diray Messi ka dib markii uu Cristiano Ronaldo ka tagay Santiago Bernabéu
(Real Madrid) 19 Luulyo 2018. Sida dhaqsida iyo layaabka leh uu Cristiano Ronaldo ugu biiray kooxda Juventus isbuucii lasoo dhafay ayaa keentay…
Read More » -
England
Alisson Becker oo ka gudbay tijaabada caafimaadka iyo Liverpool oo ku dhawaaqaysa saxiixiisa
(Liverpool) 19 Luulyo 2018 Goolhayaha kooxda Roma ee Alisson Becker ayaa ka gudbay tijaabada caafimaadka ee kooxda Liverpool. Laacibka ayaa xalay gaaray…
Read More » -
Spain
Javier Tebas oo weerar ku qaaday hey’adda canshuuraha, kadib markii uu ku eedeeyay inay burburinayaan horyaalka Spain
(Spain) 19 Luulyo 2018. Madaxweynaha maamulka horyaalka La Liga ee dalka Spain Javier Tebas ayaa manta oo khamiis ah afka furtay, wuxuuna…
Read More » -
Ameerika
RASMI: Kooxda Manchester United oo xaqiijisay in Alexis Sanchez uu kula biirayo safarkooda Mareykanka
(Manchester) 19 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xaqiijisay in xiddigeeda Alexis Sanchez uu kula biiri doono safarka…
Read More »