Ciyaartoyda xulka France oo si gaar ah u booqday qoyska N’Golo Kante (MUUQAAL)

(Paris) 18 Luulyo 2018 Ciyaartoyda xulka qaranka France ayaa ka farxiyay qoyska saaxiibkood N’Golo Kante kadib ku guulaysigii koobka adduunka.

Xiddigaha xulka qaranka France ayaa waqti u huray qoyska laacibka kooxda Chelsea ee N’Golo Kante kaas oo kula guulaystay koobkii adduunka.

N’Golo Kante ayaa ah laacib Muslim ah, muuqaal la soo bandhigay ayaana cadaynaya in laacibka iyo qoyskiisu ay haystaan diinta Islaamka.

Qoyska ayaa ah kuwo wada faraxsan, taageerayaal badan ayaana la dhacay dhoola cadaynta joogtada ah ee laacibka Chelsea.

Halkaan KA DAAWO:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close