Day: July 18, 2018
-
England
Maurizio Sarri oo sharaxaad ka bixinayay go’aankiisa kaga aadan xiisaha Willian kaga imaanaya kooxda Barcelona
(Chelsea) 18 Luulyo 2018. Macalinka cusub ee kooxda Chelsea Maurizio Sarri ayaa xaqiijiyay in laacibka reer Brazil ee Willian uu sii joogi…
Read More » -
England
HALIS: Alex Oxlade-Chamberlain oo seegaya in ka badan kala bar xili ciyaareedka cusub
(Liverpool) 18 Luulyo 2018. Alex Oxlade-Chamberlain ayaa kaga maqnaan doona inta badan xilli ciyaareedka 2018-2019 kooxda Liverpool sabab la xiriira dhawaacii uu…
Read More » -
Italy
Ciyaartoyda kooxda Juventus oo isku dayaya inay ku qanciyaan Paul Puppa dib ugu soo laabashada Bianconeri
(Juventus) 18 Luulyo 2018. Sida ay shaacinayaan saxaafada dalka Talyaaniga saaxiibada hore Paul Pogba ee kooxda Juventus ay xiriir joogta ah la…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Taageerayaasha Napoli oo weerarkii ugu horeeyay ku qaaday Cristiano Ronaldo! (Ma rumaysan doontid waxa ay sameeyeen)!
(Naples) 18 Luulyo 2018 Taageerayaasha kooxda Napoli ayaa weerarkii ugu horeeyay ku qaaday saxiixa cusub ee Juventus. Cristiano Ronaldo ayaa isbuucaan…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo burburiyay qorshaha kooxaha Manchester United iyo PSG
(Juventus) 18 Luulyo 2018. Hishiiska uu Cristiano Ronaldo ku yimid kooxda Juventus ayaa wuxuu wax ka badalay qorshaha mustaqbalka ciyaartoy badan ee…
Read More » -
France
“Kylian Mbappé wuu ka duwan yahay dhamaan ciyaartoyda kale aan lasoo kulmay”… Raphael Varane
(France) 18 Luulyo 2018. Raphaël Varane ayaa ku tilmaamay saaxiibkiis isku dalka kasoo wada jeedaan ee Kylian Mbappé inuu yahay xidig ka…
Read More » -
England
Alisson Becker oo u soo duulay magaalada Liverpool si uu u maro tijaabada caafimaadka +SAWIRRO
(Liverpool) 18 Luulyo 2018 Goolhayaha kooxda Roma ee Alisson Becker ayaa u soo duulay goor dhaw magaalada Liverpool si uu u maro…
Read More » -
Germany
Thiago Alcântara oo iska diiday ku biirista Real Madrid si uu ugu dhaqaaqo kooxdan
(Bayern) 18 Luulyo 2018. Wargeyska “Bild” ee dalka Germany ayaa wuxuu shaaca ka qaaday Thiago Alcantara uu ka codsaday maamulka kooxda Bayern…
Read More » -
Italy
Wakiilka Leonardo Bonocci oo wada hadalo la bilaaway kooxda Paris Saint-Germain
(PSG ) 18 Luulyo 2018. Wargeyska “La Gazzetta dello Sport” ee dalka Talyaaniga ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in wakiilka Leonardo Bonocci…
Read More » -
Wararka
“Waxaan rajeynayaa in Tite uu sii wadi doono Brazil ilaa iyo 2022″…. Ricardo Kaka
(Brazil) 18 Luulyo 2018. Ricardo Kaka ayaa sheegay inuu rajeynayo in tababaraha haatan ee xulka Seleção Tite uu sii joogo ilaa iyo…
Read More »